|

(VIDEO) Siyaasiyiinta gobolka Nugaal oo ka hor yimid hadal uu shalay warbaahinta kasii daayay Cabdiraxmaan Faroole.

Siyaasiyiinta gobolka Nugaal, ayaa cambaareeyay  hadal kasoo yeeray Cabdiraxmaan Faroole, kaasoo ku sabsanaa mar uu ka hadlayay qabshada degmada Tukaraq iyo eedeymo uu ujeediyay madaxweyne Gaas.

Wasiirkii horre ee amniga dowladda Puntland, Xasan Cismaan Alloore iyo Sheikh Aadan Gaadaalle oo ah guddoomiyaha guddiga dhismaha wadada Eyl iyo Dangorayo, ayaa sheegay hadalkaas shacabka reer Nugaaleedku inaanu raali ka ahayn ayna u arkaan gef  ka dhacay Cabdiraxmaan Faroole.

 

HALKAAN HOOSE KA DAAWO.

You must be logged in to post a comment Login