|

(VIDEO) Guddoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland iyo wafdiga uu hogaaminayo oo ku sugan Dubai oo kulan la qaatay ganacsatada ganacsatada reer Puntland ee Dubai,

Guddoomiyaha barlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Dubai ayaa xalay kulan casho ah la qaatay ganacsatada reer Puntland ee dalka isku taga Imaaraatka Carabka.

Muhiimada kulankaan ayaa ahaa sidii loo caawin laaha dadka abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan Soomaaliya gaar ahaan Puntland, waxaana kulanka soo qaban qaabiyay wasiirkii hore ee ganacsiga dowladda Puntland Cabdi Samad Yuusuf Maxamed (Abwaan).

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka dowladda Puntland Eng. Saciid Maxamed Raage iyo guddoomiyaha barlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa ganacsatada ugu baaqay in laga qeyb qaato abaaraha ka jira deegaamada Puntland oo maraya heerkii ugu xumaa.

Halkaan ka daawo.

Comments are closed