abaaraha
|

Wakiilada Beesha Caalamiga ee Soomaaliya jooga oo Madaxweyne Farmaajo ugu yimid hambalyeen

IMG_0391
Beesha Caalamka ayaa kulan la qaaday Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Kulankasoo ujeedkiisu ahaa isbarasho iyo u hambalyeen loo hambalyeynayay Madaxweynaha.

Wakiilka Qaramada Midoobay M.Keating oo hadalka furay ayaa uhambalyeeyey Madaxweynaha wuxuuna balan qaadey inuu intii karaankiis ah ay la shaqaynayaan Xukuumada cusub er Soomaaliya.

Puntlandi.com
Muqdisho

Comments are closed