|

WAR-MURTIYEED:- Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Arrimo Badan.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha  Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Madaxweynaha ee Muqdisho, Soo dhaweynta Madaxweynaha Dawladda Federaalka, U-diyaar garowga 1-da August, Xaaladda Abaaraha, Bixinta Canshuuraha iyo warbiximo.

Comments are closed