|

Wareegto: Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta booliska gobolka Nugaal.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Puntland ah ahna ku simaha shaqada taliyaha ciidanka, gaashaanle sare Bile Faarax Cali, ayaa taliyaha qeybta booliska gobolka Nugaal u magacaabay gaashaanle sare. Faarax Cabdiraxmaan Warsame (Faarax Galangooli).

Waxaa xilkii laga wareejiyay taliyihii hore ee qeybta booliska gaashanle sare Cabdirashiid Maxamuud Aw-xuseen, waxaana loo wareejiyay laanta socotada (Xilsuge).

 

You must be logged in to post a comment Login