|

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii horumarinta degmooyinka gobolka Nugaal.

Degmada Eyl ee gobolka Nugaal waxaa lagusoo gaba gabeeyay shir muhiim ah oo looga hadlayay horumarinta degmooyinka gobolka Nugaal. Waxaa shirkaan guddoominayay guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne.

Hadaba halkaan hoose ka akhriso qodobadii kasoo baxay.

You must be logged in to post a comment Login