|

Wasaaradda arrimaha diinta Soomaaliya oo soo saartay go’aano wax looga qabanayo dhibaatooyinka shacabka Soomaaliyeed ka haysta arrimaha Xajka.

Muqdisho (Puntlandi) Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa go’aano  wax looga badelayo habka loo maamulo arrimaha Xajka. Qoraalka ka soo baxay Wasaarada Ow-Qaafta iyo arrimaha diinta ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay dooneyso in dib u eegis ku samayso qarashka ku baxa Xaajig Soomaaliyeed.

You must be logged in to post a comment Login