|

Wasaaradda Waxabarashada Puntland oo soo bandhigtay shaqaalihii helay deeqda Waxbarashada heer 1aad ee dalka Ethiopia.

Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ayaa soo gudbisay shaqalihii helay deeqda Waxbarashada heer 1aad Degree ee Jaamacadaha ee dalka Ethiopia.

Ardaydan ayaa buuxisay sharuuduhii laga rabay,

Wasaaradda Waxabarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland waxay soo gudbinaysay Magacayadii Deeqaha Waxbarsho oo loogu talagalay in lagu kobciyo sarena loogu qaado kartida,Tayada xirfada shaqalaha Dowlada, Deeqdan oo heerka Kowaad(Bachelor Degree)

Dhamaan ardaydaan ayaa la rabaa inay isku diyaariyan howlahooda Waxbarasho decmontiyadana keenan Xafiiska Tacliinta sare.

 

Comments are closed