|

Wasiirka amniga dowladda Puntland oo mamnuucay shirar lid ku ah amniga Puntland

Wasiirka amniga dowladda Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusf (Dowlad) ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo qabashada shirar siyaasadeed oo lagu qalqal galinayo amniga Puntland.

 

Comments are closed