|

Xaaf oo aakhirkii loo diray Casumaad ka dib markii Puntlandi shaaciyey in laga reebey Casumaada horey loogu diray Maamulada kale

Madaxweyne Farmaajo ayaa Casumaad wuxuu u direy Maamul Goboleedyada iyadoo casumaada laga reebey Galmudug, Warbaahinta Puntlandi ayaa Shalay banaanka soo dhigtey in Cadumada laga reebey Galmudug tasoo durba dhalisay in Raysal Wasaare Kheyre uu deg deg ugu diro Casumaada isagoo u arkay in ka reebida Galmudug ay hurunysso xurguf Siysdeed oo hor leh.

Shalay ayaa Galmudug loo diray Casumaada iyadoo isla markaadna laga raali Galiyey in markii hore laga reebo casumaadii loo diray Mmulada Kale.

Pi
Gaalkacyo

Comments are closed