|

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay ku Xigeen Agaasimaha Qurba joogta

Digreeto kasoo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xeer Madaxweyne Lr.111 September 24 2017, lagu magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:        

Markuu Arkay:                    Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Arkay:                    Baahida loo qabo in la magcaabo Ku-xigeenka                                                                       Agaasimaha Guud ee Hay’adda Xidhiidhka                                                                             Jaaliyaddaha Puntland.

Markuu Tixgeliyey:            Kartidiisa iyo waaya aragnimadiisa shawo.

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Xabiib Abshir Faarax loo Magcaabay Ku-xigeenka Agaasimaha Guud          ee Hay’adda Xidhiidhka Jaaliyaddaha Puntland.
  2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, wuuna  saxeexay Madaxweynuhu.

 

=DHAMMAAD=

Faahfaahin kooban.. Xabiib Faarax wuxuu ka mid yahay Qurba joogtaPumtland ee Dalka Maraykanka, Waa markii u horeysay oo uu xil ka qaybo Puntland, wuxuu ka mid ahaa Xabiib xubnaha u ololeeya Jaaliyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Amerika, Jagadaan hada loo magacaabey waa markii u horeysay oo lamagacaabo.

Puntlandi.com
Garowe

You must be logged in to post a comment Login