|

Xafladihii lagu xusey 1 ogosto ee Dabaaldagii 14aad ka soo wareegtey Aasaaskii Puntland


Halkaan waxaan idiinkusoo ururiney xafladihii sanadkaan loo qabtey xuskii 1 ogosto, sanadguuradii 14aad ee ka soo wareegtey markii dhidibada loo taagey dowlada Puntland ee Soomaaliya.

Maadaama kowdii Ogosto 2012 ay aheyd maalin Ramadaan ah Xafladaha badankooda waxaa la qabtey markii laga baxay ramadaanta.

 Hoos ka daawo


Xafladii Garowe iyo guud ahaan Puntland

  1. Khudbadii Madaxweynaha
  2. Xaflada qaybtii kowaad

Xafladii Garowe Qaybtii 1aad

Xafladii Garowe Qaybtii 2aad

Xafladii Garowe Qaybtii 3aad

Baargaal

Xafladihii Caalamka hoos ka daawo

Xafladii Malesia
Xafladii Hindiya
Xafladii Hindia
Xafladii Pakistaan
Xafladii Denmark
Xafladii Holland

Kenya
Xafladii Norway
Xafladii London-UK

Chine

 

Xafladaha qaar haday kuu furmi waayaan macnuhu waa xafladaas wadaday kusoo jirtaa ee mar kale kusoo laaba

waxay dhamaan diyaar yihiin laga bilaabo 30-08-2012

Comments are closed