|

Breaking News: Xildhibaan katirsan Puntland oo ku dhaawacmay Qarax Gaalkacyo lagula eegtay

Xildhibaan Cabdiqaadir Faarax Bootaan oo kamid ah barlamaanka Puntland ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo qaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Xildhibaanka ayaa haatan xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayaa isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo.

 

Wixii faahfaahin ah oo kusoo kordha kala socda wararkeena dambe.

 

Comments are closed