|

Xoghayaha cusub ee dowladda hoose Garowe oo la wareegay shaqadiisa.

Garowe (Puntlandi) Xoghayaha cusub ee dowladda hoose Garowe, Maxamuud Cali Xassan, ayaa maanta la wareegay xilkiisa dhowaan loosoo magacaabay, wuxuuna xilkaas kala wareegay Cabdiqafaar Cabdiraxmaan oo muddo labo sano ah xafiiska joogay.

Cabdiqafaar Cabdiraxmaan, ayaa guul iyo horumar u rajeeyay masuulka xilka kala wareegay, isagoo sheegay inuu xilku meerto yahay islamarkaana uu soo dhoweynayo go’aankii wasaaraddaha arrimaha gudaha kasoo baxay ee xilka looga qaaday.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login