|

Yaasiin Faratoon,” Madaxda Puntland waxaan isku afgaranay inaan la carqaladayn diiwaan gelinta doorashada Soomaaliland ee Sool, Sanaag iyo Cayn.

Wasiirka arrimaha maamulka Hargeysa Yaasiin Faratoon, ayaa maanta magaalada Laascaano ka sheegay inay Puntland ka heshiiyeen in laga wada shaqeeyo sidii ay nabad gelyo ugu dhici lahayd diiwaangelinta doorashada Soomaaliland ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn.

You must be logged in to post a comment Login