Wararkiii u Dambeeyey
Breaking News Eritrean Press : – Ahmed Abiy ” Eritrea, Ethiopia and Somalia will not have three presidents in the future “ »
02:26 pm | …
Nov 10 2018 / Read More »(VIDEO) Maamulka Muuse Biixi oo diiday in Kalluunka lagasoo saaro xeebaha Punland loo iibgeeyo suuqyada Hargeysa. »
01:03 pm | Shirkad lagu magacaabo Al-Nuur Oo ka ganacsata kalluunka ayaa Duleedka magaalada Hargaysa Ku Gubtay ku dhowaad saddex tan oo…
Nov 10 2018 / Read More »(DHEGAYSO) Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia oo dhigay gogol nabadeed oo lagu dhameynayo colaadii Dhummay. »
12:20 pm | Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafe Cagjar, ayaa magaalada Jigjiga dhigay gogol nabadeed oo lagusoo afjarayo colaada ka dhextaagan…
Nov 10 2018 / Read More »Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho iyo tirada dhimashada oo kor u dhaaftay 20 qof »
05:29 pm | Inta laxaqiijiyay ugu yaraan ku dhawaad 20 qof ayaa ku dhimatay tiro intaas ka badana waa ay ku dhaawacmen…
Nov 9 2018 / Read More »(Akhriso) :Heshiis horu-dhac ah oo laga gaaray colaadii Dhumey »
12:55 pm | Ergadii ka kala timid gobolada Mudug ,Nugaal , Sool, Cayn ,iyo dowladd deegaanka Itoobiya ayaa waxa ay heshiis hor…
Nov 9 2018 / Read More »Deputy Chief of Staff of the Ethiopian Armed Forces : – We are a great nation with over 100 million people. There is no any reason Ethiopia remains landlocked.” »
12:47 pm | …
Nov 9 2018 / Read More »XOG CUSUB : – ” M/weyne Farmaajo oo Ethiopia uga mahanaqaya is casilaadii Shariif Xasan ” Magaalada Bahr Dar ee Dalka Ethiopia-na uga qeyb galaya shir lagu colaadinayo Dawlada Jabuuti . »
10:38 pm | …
Nov 8 2018 / Read More »Daaw Video iyo Sawiro side Shariif Xasan Sheikh Aaden loogu sagootiyey Baydhabo »
08:31 pm | …
Nov 8 2018 / Read More »War-murtiyeed ka soo baxay shirkii wasiirada amniga golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo Kismaayo ku soo xidhmay »
08:08 pm | …
Nov 8 2018 / Read More »(Dhegayso) Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland ”Jeedaantu waxa ay rabaan in ay car qaladeeyaan Nabdii la dhex dhigay beelihii ku dagaalamay Sool ” »
02:38 pm | Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar Cabdi Geele ayaa sheegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul…
Nov 8 2018 / Read More »(Dhegayso) kulan ku saab sanaa is dhex galka dadka Deegaanka iyo Barakacayaasha oo Gaalkacyo lagu qabtay »
02:10 pm | Magaalada Gaalakcyo waxaa lagu qabtay kulan ku saabsanaa is dhexgalka dadka deegaanka iyo Barakacayaasha ku nool magaalada Gaalkacyo. Ujeedada…
Nov 8 2018 / Read More »(Dhegayso) Barakacayaal ku sugan degmada Burtinle oo ay soo food saartay daruufo Nololeed »
01:37 pm | In ka badan 115 qoys oo ka mid ahaa dadkii ka soo barakacay dagaaladii u dhexeeyay Qoomiyada Oromada iyo…
Nov 8 2018 / Read More »(Dhegayso) Maxay ka wada hadleen Wasiirka Cadaalada Puntland iyo Wafdigii ka socday Hay,ada ladagaalanka ka hortaga dambiyada culus ? »
12:56 pm | khuburo ka socotay Hay,ada caalamig ah ee ladagaalanka dambiyada culus iyo Maandooriyaha ee Qaramada Midoobay, ayaa waxa ay booqdeen …
Nov 8 2018 / Read More »Burcad Badeed Soomalaiyeed oo lagu laayay Xeebaha Soomalaiya »
12:31 pm | Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa isku dayday in ay afduubato dooni ganacsi oo laga lahaa dalka Taiwan, xili ay…
Nov 8 2018 / Read More »(SAWIRRO) Ciidanka Liyuu Booliska oo mar kale mucaawino gaarsiiyay gobolka Sool. »
12:23 pm | Ciidanka Gaarka ah ee Liyuu booliska ee dawlad deegaanka Soomaalida oo si weyn caawimo ugu qaybinaya dadkii ku barakacay…
Nov 8 2018 / Read More »Golaha Iskaashiga maamul goboledyada oo Qadka Telfoonka kaga dooda xaalada siyaasadeed ee K/G Soomaaliya »
12:05 pm | Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas , Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta ku…
Nov 8 2018 / Read More »Axmed Madoobe “Wixii qaldama waxaa masuul ka noqon doonta Dowlada dhexe, »
11:48 am | Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubalada hoose ayaa…
Nov 8 2018 / Read More »C/rxamaan C/shakuur“Shariif Xasan waa siyaasiyigii Afaraad oo awood dhaqaale ay u isticmaasho dowladda Xamar ka talisa ” »
11:36 am | Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur n ayaa dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo waxa uu ku edeeyay in dhaqaalihii iyo hantidii…
Nov 8 2018 / Read More »Puntland Goverment congratulates Ilhan Omar, Mohamud Nur and Hodan Hassan on their Election for the positions of congress house and and Minnesota House. »
11:33 am | …
Nov 8 2018 / Read More »Doorashada Koofur Galbeed oo lagu baaqay in dib loo dhigo »
11:24 am | Musharaxiinta utartamaysa doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxa ay soo saareeb War-saxaafadeed ku aadan in dib loo digo…
Nov 8 2018 / Read More »DEG-DEG:- Madaxweyne Shariif oo ugu dambayn iscasilay kana baxay loolankii doorashada koonfut galbeed. »
03:31 pm | Baydhabo (Puntlandi) Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa iska casilay Xilkii Madaxweynaha, isagoo sidoo…
Nov 7 2018 / Read More »(Video) Garowe oo lagasoo dhoweeyay guusha Ilham Cumar kasoo hoyday doorashadii Maraykanka. »
03:08 pm | …
Nov 7 2018 / Read More »Daawo : – Waxaa jirey is naceyb hore oo u dhaxeeyey Farmaajo iyo Shariif Xasan, hadna dawladnimadaa lagu kala aargoosanyaa »
02:13 pm | …
Nov 7 2018 / Read More »(Dhegayso) Maxaa u sabab ahaa Horumarka ay Qardho mudada kooban ku talaabsatay »
01:39 pm | Magaalada Qardho ee xarunta gobolka kar kaar ayaa mudoo yinkii udambeeyay waxa ay sameynaysay horumar balaaran oo dhinac walba…
Nov 7 2018 / Read More »(Dhegayso) Madaxweyne Gaas oo gudi usaaray dadkii ku barakacay colaadii Dhumey »
01:12 pm | Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa gudi u saaray colaadii dhawaan ka soo cusboonaatay deegaanka Dhumey ee gobolka…
Nov 7 2018 / Read More »(Dhegayso) WFP oo Xarunteeda ugu wayn ka furatay Garoowe »
12:58 pm | Hay,ada cuntada aduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan W.F.P ayaa xarun wayn waxa ay ka dhisatay …
Nov 7 2018 / Read More »(Dhegayso) (Dhegayso) Madaxweyne kuxigeennka dowladda Puntland oo dhegax dhigay xarunta daryeelka Caruurta »
12:38 pm | Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa magaalada Garoowe waxa uu ka dhegax dhigay xarun loogu…
Nov 7 2018 / Read More »(Dhegayso) Xildhibaan Mahad Salaad ” Heshiiskii AMISOM ee Soomaaliya ma waxa uu noqday in la xasuuqo shacabka Soomaaliyeed ? »
12:16 pm | Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xasuuqii ay shalay gaysteen ciidamada AMISOM …
Nov 7 2018 / Read More »(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe oo soo dhaweeyay Howlgalka lagu banaynayo wadooyinka xiran »
11:49 am | Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa aad u soo dhaweeyay howlgalka ay dowladda hoose ee…
Nov 7 2018 / Read More »




































