Isbitaalka Gaalkacyo oo heegan ugu jira dhawac laga keenayo Buuhoodle
February 9th, 2012
Pi Faahfaahin buuxda:-Koonfurta Gaalkacyo oo shalay 8 qof ka dhinteen iska hor imaadkii shalay
February 9th, 2012
Pi Gaalkacyo(Puntlandi.com) Degaanka laga galo Xaafada Baraxlay ee Magaalada Gaalkacyo oo shalay ay labo maleeshiyaad beelo isku dagaaleen ayaa baaritaan ka dib waxaa lasoo xaqiijiyey khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas.
Akhriso Dastuurka Cusub ee Puntland
February 9th, 2012
Pi
Garowe(Pi) Shalay waxaa la daahfuray oo lasoo bandhigay Dastuurka cusub ee Puntland, Puntlandi.com ayay usuura gashay inuu gacanta kusoo dhigo Dastuurka oo dhamaystiran, dhowaan ayaa dastuurka loosoo bandhigayaa ergooyin gaaraya
Sawiro iyo Warbixin:- Xafladii Daahfurka Dastuurka Puntland ee ka Dhacday Garowe
February 8th, 2012
Pi Dhagayso:-Madaxweyne Faroole oo maanta khudbad dheer ka jeediyay Daahfurka Dastuuka Puntland
February 8th, 2012
Pi Garowe(pi) Madaxweynaha Dowlada Puntland ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Sh. MM Faroole oo ka qayb galay xaflad lagusoo badhigayay laguna furayay Dastuurka Puntland ee dib u habaynta lagu sameeyey ayaa jeediyey khudbad dheer oo meelo badan taabanaysa.
Faahfaahin buuxda:- Dagaalkii Buuhoodle ee maanta oo Qorilugud la isla gaaray
February 8th, 2012
Pi Garowe(Pi) Dagaalkii maanta ka dhacay Deegaanka Buuhoodle ayaa ahaa mid khasaare culus loo gaystay Maleeshiyaadka Soomaalinad, Warar sugan oo warbaahinta Puntlandi.com siyaabo kala duwan u heshay ayaa noo xaqiijiyey in Dagaalka la isla gaaray Deegaanka Qorilugud
Wararkii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo iyo iska hor imaadkii maanta
February 8th, 2012
Pi Gaalkacyo(Pi) Goobihii maanta iska horimaadku ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa hada degan ka dib markii Ciidanka Amaanka Puntland kala dhex galeen labada beelood oo midi tahay Beelaha Puntland midna tahay beelaha kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo oo saaka isku rasaaseeyey
Faahfaahin: khasaarihii Dagaalka Gaalkacyo.
February 8th, 2012
Pi Gr2 Xaafada Horumar ee Magaalada Gaalkacyo ayaa saaka barqadii waxaa ka bilawday Israsasayn kolkii dambe khasaare gaysatay, Israsasayntan oo soo gaadhay ilaa duhurnimadii maanta wakhtiga Geeska Afrika ayaa waxaa ka dhashay Khasaare Nafeed oo dhimasho iyo dhaawacba leh kuwaas oo Isbitaalka Guud ee Gaalkacy
Siilaany oo la kulmay Sanaawi, hoosna ka gudbiyey Dacwad ka dhan ah Itoobiya
February 8th, 2012
Pi
Adis Ababa(Pi) Kulan shalay dhex maray Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Hogaamiyaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa Siilaanyo kusoo celceliyey in ay ku qanacsan yihiin Xiriirka Itoobiya iyo maamulkiisa ka dhexeeya, wuxuuna Siilaaynyo u
Faahfaahin gaban:- Dagaal ka dhacay Gaalkacyo oo wali rasaastii socoto
February 8th, 2012
Pi Gaalkacyo(Pi) Dagaal kooban oo rasaas fudud la iswaydaarsaday ayaa saaka ka bilowdey cirifka laga galo Xaafada Baraxlay, inkastoo Ciidamada Amaanka Puntland oo goobtaas joogey isku dayeen inay kala dhex galaan beelo isku weeraray deegaankaas hadana wali ma suura galin in la hakiyo dagaalka.
Rasaas ka dhacaysay Xaafada Horumar ee Gaalkacyo.
February 8th, 2012
Pi Gr2 Rasaas aan badnayn ayaa ka dhacaysa xaafada Horumar ee Magaalada Gaalkacyo, waxaana la tilmaamayaa in israsaasayntani loo malaynayo in ay u dhaxayso Ciidamada Dawlada Puntland iyo Koox hubaysan oo ka soo jeeda Koonfurta Gaalkacyo.
Daawo sawirada soo dhawayntii madaxweyne faroole oo Dalka kusoo laabtay
February 7th, 2012
Pi Diblamaasiyiinta Soomaalida ah ee Ka shaqeeya Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Turkey Oo ku Lugyeeshay iibka Daawooyinka Turkigu siiyey Soomaaliya ee Muqdisho lagu iibiyey (Xog-hoose)
February 7th, 2012
Pi Gr1 Muqdisho: Todobaadyadanba waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka socdey dhaca lagu hayo mucaawanooyinka iyo deeqaha beesha caalamku ay ugu talagaleen dadka Soomaaliyeed, warar lagu kalsoon yahay oo magaalada Muqdisho dad ku sugani ay sheegeen waxaa la cadeeyey in Daawooyinka Kaalmada ah ee wadanka Turkigu uu Soomaaliya siiyey in ka ganacsigooda ay ka danbeeyaan masuuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya ee wadanka Turkey.
Magaalada Garowe Oo Shalay laga Xusay Maalinta Dabargoynta Gudniinka Fircooniga ah (Sawiro)
February 7th, 2012
Pi Gr1 Sawirro:- Hawgalo Ammaanka lagu sugayo oo Caawa Gaalkacyo ka bilawday.
February 7th, 2012
Pi Gr2 Gaalkacyo(Puntlandi.com):- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa caawa waxaa ka bilawday hawlgalo la xiriira sugida ammaanka kadib markii ay soo bateen dilalka qorshaysan iyo falalka kale ee ammaan darrada ah ee ka dhacaya xaafadaha Magaalada Gaalkacyo.
Sawiiro: Dufcaddii 2aad ee ka qalinjabisa Machadka DLC oo shahaadooyin la gudoonsiiyay.
February 7th, 2012
Pi Gr2 Xafladan qalinjabinta ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyay arday farabadan oo soo baratay duruus la xiriirta Journalism-ka, Accounting-ka, Computerka iyo Maadooyin la mid ah oo Machadka DLC oo bixinayay sanadihii ugu dambeeyay.
Hooyada qabta cudurka Sonkorta(Diabetes) khatar ayay ku tahay ilmaha Uurka ku jira
February 7th, 2012
Pi
London(Pi) Baaritaan qaatay in mudo ah oo ay ka qayb qaateen in ka badan afar boqol oo kun (400,000) oo hooyo ayaa lagu ogaadey in hooyada qaybta Cudurka Sonkoroowga ilmaha ay dhasho ay khatar ku tahay inuu ku dhasho cudurada wadnaha iyo dhabrka iosda ay cadeeyeen cilmi baarayaasha
Ururka qurba joogta Puntland PDF oo Shirwayne isugu imaanaya London
February 7th, 2012
Pi
London(Pi) Dalada Midaysa Qurba joogta Puntkland (Puntland Diaspora Forum) loonasoo gaabiyo PDF ayaa shirsanadeedkeedii sanadkaan ka furmayaa magaalada London, waxaana lasoo qayb galaya Wakiilo ka socda laamaha ururka ee wadamada qurbaha iyo Madax gaara oo lagu casumay kulanka.
Doodaan xiisaha badan Daawo:- Nabada Soomaaliya yaa hortaagan
February 7th, 2012
Pi London(Pi)Doodaan oo aan waxba la isula harin ayaa laga sii daayay Universal Tv todobaadkii hore, Dooda oo lagaga hadlayay shirka London iyo cidda hortaagan Nabada Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galey aqoonyahano reer Puntland iyo
Ciyaaraha Gobolada:- Nugaal oo 4 gool ku badisey, Bari iyo Haylaan oo guryahoodii loo direy
February 6th, 2012
Pi Garowe(Pi) Ciyaarihii Gobolada Puntland ee galabta laciyaaray ayaa kooxda kubada Cagta ee Gobolka Karkaar ayaa ka badiyey Gobolka Bari waxayna ciyaartaas ku dhamaatay 1-0, ciyaartii xigtay ayaa ahayd mid ad u xiisa badan oo dhexmartay Gobolada Nugaal iyo Haylaan
Daawo Video:- Maamulka Gobolka iyo Degmada oo Shir jaraa´id ku qabtay Gaalkacyo kana hadlay dilkii…
February 6th, 2012
Pi Gaalkacyo(Pi) Maamulka Gobolka Mudug iyo Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa si wada jir ah shir jaraa´id ku qabtay Magaalada Gaalkacyo waxayna ka hadleen dilkii Gudoomiyihii Degmada Israac ee Xalay lagu dilay Gaalkacyo, waa kan shirkii jaraa´id oo muuqaal ah,
Ra’iisal wasaare Gaas oo khudbad dheer kusoo xirey shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ICG
February 6th, 2012
Pi Jabuuti(Pi) Ra´iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta khudbad dheer ka jeediyey shirkii kooxda Xirrirka Caalamiga ah ee arimaha Soomaaliaya ICG oo maanta kusoo gabagaboobay magaalada Jabuuti, Ra’iisal wasaare Gaas wuxuu codasaday in beesha caalamku ay isku
Ajandaha shirka London ma wax Soomaali ka qarsoon baa ku jira
February 6th, 2012
Pi
London(Pi) Maalmahaan waxaan daba joognay oo aan xog fiican ka raadinay shirka London ay Dowlada Ingiriisku ku casuntay Hogaamiyayaasha Soomaaliya si looga hadlo xaalada Soomaaliya ee cakiran, Dad badan baa iswaydiinaya sababta 21 sano oo burbur ay Soomaaliya ku jirtay ay Dowlada Ingiriiska oo kamid ah Dowladaha
Wasaarada Arimaha Dibada UK oo la kulmaya Soomalaiyada UK 9 bishaan(Kasoo qayb gal)
February 6th, 2012
Pi London(Pi) Wasaarada Arimaha Dibada ee UK xafiiskooda qaabilsan Arimaha Afrika oo gacanta ku haya qabanqaabada shirka 23 febaraayo ayaa sagaalka bishan (9.o2.2012) Casumay qaar ka tirsan Ururuada, Waxgaradka, Aqoonyahanada iyo qaybaha Bulshada Soomaalida ku nool UK
Sawirro: Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmada Gaalkacyo oo ka hadlay Ammaanka Gaalkacyo iyo dilkii ugu dambeeyay ee Guddoomiyaha Xaafada Israac.
February 6th, 2012
Pi Gr2 Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Mudug iyo kan Degmada Gaalkacyo ayaa ka hadlay Ammaanka guud ee Gobolka Mudug gaar ahaana Magaalada Gaalkacyo iyo dilkii xalay ee guddoomiyihii xaafada Israac oo kooxo hubaysan ay ku dileen Bartamaha Magaalada xilli uu gurigiisa u sii hoyanayay.
Daawooyin Mucaawanooyin ah Oo ay Dowladda Turkey ugu talagashay Puntland Oo Xamar lagu kala iibsaday (Warbixin hoose )
February 5th, 2012
Pi Gr1
Garowe: Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu kala iibsaday daawooyin uu dalka Turkey ugu deeqay Soomaaliya taas oo cadadkeeda lagu sheegay ilaa 100 tone oo daawo ah, kuwaas oo ay Puntland ku lahayd qaybta ugu badan.
Guddoomiyihii Xaafada Israac ee Gaalkacyo oo la dilay
February 5th, 2012
Pi Gr2 Waxaa goor dhawayd magaalada Gaalkacyo lagu dilay Gudoomiyihii cusbaa ee Xaafada Israac kadib Markii dablay hubaysani ay rasaas la dhaceen.
Ciyaaraha Gobolada PL. maanta waxaa ciyaaraya Mudug vs Sanaag iyo Sool vs Cayn
February 5th, 2012
Pi Garowe 2012 CG PL (Pi) Ciyaaraha Gobolada ee Puntland ayaa sanadkaan noqdey kuwo hela taageerayaal fara badan oo usoo daawasha taga ciyaaraha iyo qaar kala socda dhinaca saxaafada, Ciyaartii shalay dhex martay Gobolka Bari iyo Karkaar ayaa hakisay rajadii Gobolka Bari
Xog rasmi ah: Sirdoonka Ingiriiska oo baaraya kooxo looga shakisan yahay inay xiriir laleeyihiin Al-shabaab
February 5th, 2012
Pi London(Pi) Kadib markii todobaadkii hore suuqa lasoo galiyey Waraaqo la been abuuray oo khalkhal lagu galinayo shirka London ayaa waxaa Dowlada Ingiriiska ay aqoonyahano Soomaali ahi u gudbiyeen codsi ku saabsan in baaritaan lagusameeyo waraaqaha iyo hadalo suuqa ku jirey.
Gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo guulo laga gaaray dagaalka Al-shabaab
February 5th, 2012
Pi Jubooyinka(Pi) Ciidamada Dowlada Soomaaliya, kuwa Itoobiya iyo kuwa Kenya ayaa guulo la taaban karo ka gaarey dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab iyo xulufadooda, Ciidamada Kenya ayaa hada lasoo xoojiyey oo ciidan hor leh lagusoo daray, halka ay Itoobiyaanku si tartiib tartiib ah usoo galayaan dhinaca Gobolka Gedo.
Xaflado lagu weynaynayo dhalashada Nabigeena suuban (SWC) oo wali ka socda Gaalkacyo.
February 5th, 2012
Pi Gr2 Gaalkacyo(puntlandi.com):- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa wali ka soconaya Xafladaha iyo kulamada lagu weynaynayo xuska dhalashadii Nabigeena Muxamed (SWC).
Sawirro: W/ku xigeenka Waxbarashada iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo booqday Dugsiga sare ee Cumar Samatar.
February 5th, 2012
Pi Gr2 Gaalkacyo(puntlandi.com):- Wafdi ka kooban Wasiirka Waxbarasahda Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo xubno kale oo farabadan ayaa booqday Dugsiga sare ee Cumar Samatar una kuurgalay Waxbarshada Dugsiga iyo tayada aqooneed ee ardayda.
Ra´iisal wasaaraha Soomaaliya oo Gaarey Jabuuti,kana qayb galaya shirka kooxda Wadatashiga
February 4th, 2012
Pi Jabuuti(Pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Jabuuti si ay uga qayb galaan shirka kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Qaabilsan arimaha Soomaaliya, Shirka waxaa kaloo ka qayb galaya wafti ka socda Púntland
Gen.Cabdi Qaybdiid oo qirtay inuu booqday Maleeshiyaadkii dilay Dadka rayidka ah, intii aysan dilka fulin
February 4th, 2012
Pi Gaalkacyo(Pi) Genaral Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Koonfurta Gaalkacyo ku sheegey inuu ka xunyahay dilka loo gaystey Dad rayid ah oo si qaabdaran oo ula kacah loogu toogtay xero ay leeyihiin maleeshiyaadka hoostaga Genaralka.
Daawo muuqaalka:- Dugsiga Hoose Dhexe Salaama oo maanta xariga laga jaray(Video)
February 4th, 2012
Pi Gaalkacyo(Pi) Wasiirku xigeenka Waxbarshada Puntland,Masuuliyiin kale oo Dowlada ka socda, Masuuliyiinta Gobolka,Degmada iyo Dadweyne ayaa ka qayb galay furitaanka Dugsiga Hoose Dhexe ee Salaama oo maanta xaiga laga jaray, waxaa Iskuulka dhismihiisa ka dambeeyey Hay’ada NRC
Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya oo beeniyey in Soomaaliya maxmiyad lagalinayo, Puntland oo iyana aan waxka waydiiney arintaan
February 4th, 2012
Pi Garowe(Pi) Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa beeniyey in aan Soomaaliya maxmiyad lagalin doonin, Ra’iisal wasaare Gaas wuxuu hoosta ka xariiqay in uusan marnaba aqbalayn in Soomaaliya loola dhaqmo ama la isku dayo fikrado noocaas ah.
Shirka ka Ururada rayidka ah iyo Beesha Caalamka uga furmaya Muqdisho
February 4th, 2012
Pi Garowe(Pi) Shir ay kasoo qaybgalayaan Ururada Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa maalinta isniinta ka furmi doona Magaalada Muqdisho, Shirkaan oo ay isugu imaanayaan ergooyin kakala socda Ururada Rayidka ee Soomaaliya sida Puntland ,Somaliland iyo Gobolada kale ee Soomaaliya, waxaana looga hadlayaa kaalinta ay ruradaan ka qaataan horumarinta Dalka.
Maamulka koonfurta Gaalkacyo oo u hanjabay Somaliland
February 4th, 2012
Pi
Gaalkacyo(Pi)Wasiirku xigeenka Amaanka ahna Afhayeenka Koonfurta Gaalkacyo(Galmudug) Axmed Sh.maxamuud Baasto ayaa Wax laga xumaado ku tilmaamey hadalo dhowaan kasoo yeerayay Maamulka Soomaalind, afhayeenku wuxuu hadaladaas ku tilmaamey kuwo quursi iyo yasid ah ka dib markii ay Soomaaliland tiri “Shirka London waxaa ladoonayaa inaan iskumeel fariisano Galmudug”
Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska oo ka hadlay shirka London
February 4th, 2012
Pi
London(Pi) Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska William Hague ayaa ka hadlay ujeedada Dowlada Ingiriisku ugu yaboohday shirka London ee arimaha Soomaaliya looga hadlayo, wasiirku wuxuu sheegey in shirkaan uu yahay mid arimaha iyo danaha Mustaqbalka Soomaaliya looga hadlayo.


RSS Feed














