latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: November 2018

Warsaxaafadeed:- Puntland uma dulaysnaanayso Villa Soomaaliya haddii laga waayo hanaan dowladnimo oo federal ah.

November 30, 2018 GR 0

  Garowe Puntlandi:- Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay khilaafka Puntland iyo dowladda federalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Xamar iyo dedaaladii dhex dhexaadinayd […]

Madaxweyne Gaas oo soo saaray baaq culus oo ku socda beelaha Puntland.

November 30, 2018 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ugu baaqay beelaha Puntland inay si waafaqsan dastuurka Puntland usoo xushaan wakiiladooda, unasoo gudbiyaan guddiga xalinta khilaafaadka […]

(Dhegayso) Madaxweyne C/wali Gaas oo dhegax dhigay wado iskuxiri doonta degmooyinka Dhahar iyo Sheerbi

November 30, 2018 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/wali Cali gaas oo ku sugan degmada Dhahar ee gobolka Haylaan ayaa waxa u halkaasi ka dhagax dhigay wado laami ah […]

Al-shabaab oo mowjado Qaraxyo ah ku weeraray saldhigyo ciidamada dowlada ay ku lahaayeen deegaanka Goof-gaduud

November 30, 2018 GR 0

Kooxda Argagixisada ah ee Soomaaliya ee Al-shabaab , ayaa saaka waabarigii weeraro Qaraxyo Ismiidaamin ah ku b qaaday saldhigyo ciidamada dowladda Somaaliya ay ku lahaayeen […]

(Dhegayso) Barakacayaasha Bosaaso oo cabanaya

November 30, 2018 GR 0

Gudoomiyaha kaamka Barakacayaasha ee Banaadir (A) Baashe Yusuf Xirsi ee bariga magaalada Bosaaso oo waraysi gaar ah siiyay Warsidaha Puntlandi.com ,ayaa sheegay in xaalad nolol xumo ay […]

(Akhirso ) Warbixin Amaan darada Bosaaso iyo waxa sababay

November 30, 2018 GR 0

Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa wada howlgalo lagu baadi goobayo rag hubaysan oo xalay weerar Bambaano iyo mid toos ah ba ku soo qaaday […]

Hayada Cilmi baarista Puntland ee PDRC oo qeyb ka noqtay Oloaha dib u soo doorashada M/weyna Gaas iyo Musharixiintana oo walaac weyn ka muujiyey.

November 29, 2018 Kassim 0

(Akhriso ) Dalada PUNSAA oo Madaxweyne Gaas ugu baaqday in uu soo magacaabo Gudigii Xalinta Khilaafaadka iyo kala saarista Xildhibaanada

November 29, 2018 GR 0

War-saxaafadeed maanta ay soo saartay Dalada Daneeyaasha aan dowliga ahayd ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan (PUNSAA) ayaa Madaxweynaha dowladda Puntland mudane C/wali Gaas […]

(Akhriso ) Axmed Madoobe oo magacaabay Hanti Dhowre Guud

November 29, 2018 GR 0

Madaxweynaha dowladda goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta waxa uu magacaabay Hanti Dhowrkii guud ee Jubaland , kadib wareegto ka soo baxday […]

(Dhegayso) Puntland ma ka faa,iidaysatay mashruucii JPLG Ee Horumarinta Gobolada ?

November 29, 2018 GR 0

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maalmahan ka socday kulamo dib loogu eegayay wax yaabihii ka hirgalay mashaariicdii JPLG ee lagu hormarinayay gobolada iyo […]

(Dhegayso) Bosaaso oo lagu qabtay kulan looga hadlaayay dowrka haweenka ee Siyaasada Puntland

November 29, 2018 GR 0

Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan ku saabsan dowrka haweenka iyo siyaasada Puntland. kulanka ayaa waxaa ka soo […]

Xaafada Baraxley oo lagu qabtay dad looga shakinsan yahay dilkii wadaadkii suufiga iyo xertiisii.

November 29, 2018 GR 0

Ciidanka Galmudug ayaa xaafada Baraxley ee koonfurta Gaalkacyo ku qabtay rag lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen dilkii wadaadkii Suufiga ahaa ee Cabdiweli Cilmi Yare […]

No Image

Breaking News- Madaxweyne Gaas oo si rasmi ah ugu dhawaaqi doona inuu Musharax yahay

November 29, 2018 admin 0

Musharax Jabiye oo noqdey Musharaxa kaliya ee kasoo jeeda Gobolka Karkaar oo magaciisu kasoo dhexmuuqdey liiska Lacagatii lagu dhisay Isbitaalka Qardho

November 28, 2018 admin 0

Daawo Madaxweyne Gaas oo Dhahar Gobolka Haylaan gaaray

November 28, 2018 admin 0

Akhriso warqad, Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo digniin u diray Musharixiinta Madaxweynaha Puntland

November 27, 2018 admin 0

Mukhtaar Roobow oo Villa Soomaaliya uga adkaaday Baydhabo

November 26, 2018 admin 0

Xildhibaanada DF oo Villa Soomaaliya ku eedeyey iney Baarlamaankii xirteen

November 26, 2018 admin 0

Sawiro iyo faahfaahin : Kooxda Argagixisada ee Al-Shabaab oo weerar qaraxyo iyo dilal ah ka geystay Xaafada Baraxley

November 26, 2018 admin 0

Dowlada Puntland oo beenisay in Dowlada Federaalku lacag ugu deeqdey Wadada Ceeldaahir Ceerigaabo

November 25, 2018 admin 0

Posts navigation

1 2 3 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,003)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com