Month: December 2018
(Live ) Gudiga Ansixinta Baarlamaanka Puntland oo ku dhawaaqaya Liiska Xildhibaanada Puntland 219
GAROOWE SHAACINTA XILDHIBAANADA CUSUB MAGACYADA Slået op af SBC Somali TV i Mandag den 31. december 2018 Toos Xildhibaanada Cusub ee Puntland oo […]
(SAWIRRO) SIDRA oo qabatay kulan lagusoo bandhigayay qorshayaasha ganacsi ee haweenka ganacstada ah
Hay’adda SIDRA oo kaashanaysa hay’adda USAID, ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatay kulan lagusoo bandhigayay qorshayaasha ganacsiga ee ay diyaarsadeen gabadhaha ganacsatada ah. Ganacsatadaan oo […]
(Dhegayso) Beeralayda Gobolka Bari oo ka cabanaysa khudaarta ka timaada Jigjiga
Beeralayda deegaanka Qow ee gobolka bari ayaa ka cabanaya , qiima jab ku yimid Yaan yadii ka soo bixi jirtay Beeraha deegaankaasi ,kadib markii ay […]
Madaxweyne Gaas oo u Amba baxay degmada Buursaalax
Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa maanta u ambaxaya degmada Buursaalax ee gobolka Mudug hakaas oo uu ku booqday Hooyadiis . Socdaalka Madaxweyne Gaas ayaa […]
(Dhegayso) Aragtidada dadweynaha iyo Farqiga u dhexeeya doorashadan iyo kuwii ka horeeyay
Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa aad ugu diyaar garoobay la socodka doorashada Puntland ee Janaayo 219 ,taas oo ay utarmayaan ilaa iyo ku dhawaad […]
Maxaa kasoo baxay kulankii murashixiinta, guddiga amniga doorashada iyo culima’awdiinka?
Garowe (Puntlandi) 23 musharax oo isugu jira murashixiinta u taagan xilka madaxweyne iyo kuwa madaxweyne ku xigeenka Puntland, ayaa maanta oo isniin ah la kulmay […]
(Dhegayso) Horumarka magaalada Gaalkacyo iyo dhismaha wadooyin laami ah
Magaalada Gaalkaca ayaa waxaa ka socda horumar dhinacyo badan leh kadib wixii ka dambeeyay heshiskii labada maamul ee Puntland iyo Galmudug ay kala saxiixdeen Amaanka […]
Liiska xildhibaanada barlamaanka Puntland oo lagu dhawaaqayo galabta.
Liiska xubnaha Golaha wakiilada Puntland ee 5-ta Sano ee soo socota ayaa lagu dhawaaqayaa galabta makhribkii, sida ay Puntlandi u sheegeen xubno kamid ah guddiga […]
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu dilay
Kooxo Baastoolado ku hubaysan ayaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku dilay Cabdi Maxamed Culusow oo kamid ahaa saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya . Sarkaalkan ayaa waxaa […]
(Dhegayso) Falanqeyn ” Doorashada Puntland waxa ay uga duwantahay ku wii hore tan iyo Aas aaskii Puntland?”
Puntland hatan waxa ay ku jirtaa xili doorasho Madaxtooyo loona tartamayo kursiga Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa taas oo dhicitaankeeda loo madal sanyahay 8 Janaayo 2019 ,waxan […]
(SAWIRRO) Dhalinyarada aqoon-yahanka Puntland oo qabtay kulan ay ku taageereen musharax Axmed Karaash.
Garowe (Puntlandi) Dhalinayarada aqoonyahanada ah ee ku dhaqan magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, ayaa qabtay kulan ay ku taageerayeen musharax Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo […]
(Video) Cali Ciise oo Garowe kaga dhawaaqay inuu yahay musharax madaxwaynaha Puntland
Dr Cali Ciise Cabdi oo ah khabiir dhanka dhaqaalaha ayaa todobaad ka hor maalinta doorashada ee Puntland ku dhawaaqey inuu isu soo taagey tartanka xafiiska […]