Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa aad ugu diyaar garoobay la socodka doorashada Puntland ee Janaayo 219 ,taas oo ay utarmayaan ilaa iyo ku dhawaad 40 Musharax.
Doorashadan ayaa ah mid ka xaamaasad badan ku wii hore ee Puntland uga dhici jiray , waana markii ugu horaysay oo ay Puntland isku soo taagaan muhsraxiin intaasi laeg.
Amaanka caasimada ayaa aad loo adkeeyay ,waxaana wadooyinka muhiimka ah iyo goobaha laysugu yimaado laga dareemayaa hadal haynta doorashada iyo cida ku soo bixi doonta .
Madaxweynaha haatan xilkiisa sii dhamaanaya ee Puntland C/wali Gaas ayaa kamid ah Musharaxinta ugu cad cad doorashadan .
Dhegayso.