latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: December 2018

(Dhegayso) Madaxweyne kuxigeenka Jubaland oo soo xiray bandhiga Carwadii ganacsiga ee Jublanad

December 2, 2018 GR 0

Magaalada Kismaayo ee xarunta amamulka Jubaland ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay bandhiga Carwadii ganacsiga ee Jubaland oo mudo sadax maalin ah ka socotay magaalada […]

Hogaamiyayaasha jabhadda ONLF oo Jigjiga lagusoo dhoweynayo.

December 2, 2018 GR 0

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xarunta Somali State ay gaaraan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis […]

(Dhegayso) Garoowe :Daraasad lagu sameeyay sharciga low labar 7ee dowladaha hoose

December 2, 2018 GR 0

Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay shir lagu lafa gurayay sharciga low labar 7 oo lagu maamulo dowladdaha hoose ee Degmooyinka Puntland, kaas oo la sameeyay […]

Prof Yaxye Sh.Caamir “Wasiir Beyle Cilmga Beeraha ayuu bartay, Maaliyad Maamulkeeda Ma Uusan barane inuu iscasilaa haboon.

December 2, 2018 GR 0

(VIDEO) Markii ugu horeysay taariikhda oo calanka ONLF uu ka dhex babanayo Addis Ababa.

December 2, 2018 GR 0

Waxaa magaalada Addis Ababa lagusoo dhoweeyay gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Maxamad Cumar Cismaan iyo wafti balaadhan oo ku weheliya socdaalkan. Magaalada Addis […]

Akhriso Wareegto uu Madaxweyne Gaas kusoo saaray in Xildhibaanada cusub lasoo gudbiyo Ugu dambeyn 14 bishaan, waxay xadgub ku tahay oo ay burineysaa go’aankii iyo Wareegtadii Barlamaanka ee Doorashada ee Bishii August

December 1, 2018 admin 0

(SAWIRRO) Nabaddoon cusub oo lagu caleemo saaray degmada Burtinle.

December 1, 2018 GR 0

Burtine (Puntlandi) Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa lagu caleema saaray nabaddoon Cabdikaafi Cabdulaahi Xuseen oo kamid noqonaya nabadoonada Puntland. Munaasabada caleemo saarka nabaddoonka waxaa […]

Breaking News- Madaxweyne Gaas oo todobaadka soo socda ku dhawaaqaya Gudiga khilaafaadka Doorashada xili ay uga digeen Mushariintu arintaas

December 1, 2018 admin 0

Maraykanka oo duqayn cirka ah ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

December 1, 2018 GR 0

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn cusub oo ay ka fuliyeen maalintii shalay deegaan ka tirsan Gobolka Baay , waxaana la […]

Warbixin+Sawiro:- Musharax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo Ka Qeyb Galay Kulanka Deni iyo Dadweynaha Qardho

December 1, 2018 GR 0

Kulan loogu magac daray Deni iyo Bulshada Qardho ayaa Lagu qabtay Safari Mall, waxaana ka soo qeybgalay Siyaasiyiin, Maamulka Gobolka Karkaar, Dhaqanka, Ururada Dhalinyarada iyo […]

(Dhegayso)+Sawiro Gen: Asad Cismaan C/laahi oo Bosaaso kaga dhawaaqay in uu yahay musharax Madaxweyne ee Puntland 2019

December 1, 2018 GR 0

Jeneral Asad Cismaan Cabdulaahi ayaa maanta oo sabti ah taariikhduna tahay 1da December 2018ka magaaladda Bosaso kaga dhawaaqay inuu u tartamayo doorashada Madaxtinimada Puntland ee […]

Doorashadii maamul goboleedka koonfur galbeed ooo mar kale dib loo dhigay.

December 1, 2018 GR 0

Qoraal maanta ka soo baxay isla guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed dib loo dhigay ilaa 05 bisha December ee […]

Akhriso: Warsaxaafadeedkii kasoo baxay murashixiinta madaxtinimada Puntland.

December 1, 2018 GR 0

Annaga oo ah Musharrixiinta madaxweyne ee Puntland doorashada 2019 isuguna jira ku dalka jooga iyo kuwo maqanba, waxaannu kulamo gaar ah ka yeelaney xaaladda Puntland, […]

BREAKING NEWS:- Murashixiinta madaxtinimada Puntland oo digniin culus kasoo saaray magacaabidda guddiga khilaafaadka.

December 1, 2018 GR 0

Musharixiinta xilka madaxtinimada dowladda Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa madaxweynaha dowladda Puntland ka dalbaday in musharixiinta ay door ku yeeshaan […]

Wasiir Qarjab,” Qofkii argigixisada canshuur kusiiya Puntland gudaheeda iyaguu horey uga tirsanaa.

December 1, 2018 GR 0

Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland, Cabdi Xisri Cali Qarjab, ayaa sheegay cidii canshuur ama lacago baad ah argigixisadu uga qaadato gudaha Puntland inay lamid tahay inay […]

(Dhegayso) +Sawiro: Shirkadaha Towfiiq iyo Waabari Group oo Bosaaso ku Abaal mariyay 40 qof oo kamid ah Macaamiishooda

December 1, 2018 GR 0

Shirkadaha Tawfiiq iyo Waabari Group ayaa macaamiishooda waxa ay gudoonsiisay abaalmarino qaali ah oo isgu jira Garaawi, Talaagado, agabka cuntada lagu kariyo ,Tvyo, Laabtoobyo , […]

Posts navigation

« 1 … 14 15

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,035)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com