latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: January 2019

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo la kulmay qaar kamid ah bulshada kasoo jeeda gobolada Koonfur-galbeed

January 31, 2019 GR 0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa 31 Janaayo 2019 xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah bulshada kasoo jeeda gobolada Koonfur-galbeed ee ku […]

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabiley Qaar Kamid Ah Safiirada Caalamka

January 31, 2019 GR 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Safiirada Dalalka Imaaraadka, Sweden, UK, Germany, Qadar, Suudaan, Masar, iyo […]

(VIDEO) Madaxweynaha Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

January 31, 2019 GR 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame. Faahfaahinta goor dhow suga.

(VIDEO ) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi“ Dahaartii C/laahi Yuusuf in uu ka dhabeeyay Xamar ayay ka muuqataa “

January 30, 2019 Boss 0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo booqasho ku tagay degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxa uu amaan kula duldhacay Madaxweynihii […]

(Dhegayso+Sawiro) Howlgal waddo furis ah oo laga sameeyay Bosaaso

January 30, 2019 Boss 0

Maamulka degmada Bosaaso ayaa maanta sameeyay howlgalkan lagu bur burinayay goobaha ganacsi iyo guryaha ku yaala hareeraha waddada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Bosaaso . […]

130 qof oo Tahriibayaal ah oo lagu la,yahay xeebaha dalka Jabuuti

January 30, 2019 Boss 0

Xeebaha dalka Jabuuti waxaa ka socda baadigoob xoogan oo loogu jiro dad Tahriibayaal ah oo dooni ay kula dagtay biyaha .   Laba doonyood oo […]

Xaalada magaalada Jijjiga oo dagan iyo magaalada oo bandow lagu soo rogay

January 30, 2019 Boss 0

Xaalada magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Itoobya ayaa dagan maanta kadib markii xalay ay ka dhaceen dagaal udhaxeeyay qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida . Iska horimaadkii […]

Diyaaradaha Itoobiya oo duqeeyay saldhiga Al-shabaab ay ku lahaayeen gobolka Bay

January 30, 2019 Boss 0

Diyaarad nooca dagaalka ah ayaa duqayn cirka ah wax ka fulisay xalay saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Buur Heybe ee gobolka Bay . Itoobiya […]

(Dhegayso) Axmed Madoobe “ Waxaa ayaan daro ah in dowladda Soomaaliya ay maalin kasta Tacsi ku jirto Shabaabkana ay xasuuqayaan shacabka

January 30, 2019 Boss 0

Madaxweynaha Jubalanad Axmed Madoobe ayaa dowladda Soomaaliya waxa uu ku dhaliilay in ay ka gaabisay dagaalkii ay Al-shabaab kula jirtay iyo heshiisyadii iskaashiga ladagaalanka Argagixisada […]

Soomaaliya oo kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu musuq maasuqa badan aduunka

January 30, 2019 GR 0

Soomaaliya ayaa sanadkii 2018 kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu musuq maasuqa badan aduunka, sida lagu sheegay warbixin sanad leh oo kasoo baxday hay’adda la […]

No Image

Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya.

January 29, 2019 GR 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 29 Janaayo 2019 sagootiyey Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti balaadhan oo […]

Sawiro— Itoobiya oo Qunsul cusub usoo magacaydaw Puntland iyo Madaxweyne Dani oo Waraaqihii ka gudoomay

January 29, 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 January 2019 qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Qunsulka Cusub ee Itoobiya u fadhiya […]

DEG DEG:- Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

January 29, 2019 GR 0

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaana lala eegtay bar ay ku sugnaayeen ciidamada amniga Weerarkaan […]

(Sawiiro) Madaxweyne Deni oo daah furay xafiiska Dhaqdhaqaaqa Caafimaadka Haweenka Aduunka

January 29, 2019 Boss 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta waxa uu ka qayb galay munaasibad lagu daah furayay xafiiska Urur ay ku midaysan yihiin haweenka Soomaaliyeed […]

(VIDEO) Madaxweynaha dowladda Puntland oo Garowe ku qaabilay qunsulka Itoobiya usoo magacowday Puntland

January 29, 2019 GR 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Cusub ee Ethopia u fadhin doona Puntland Gen. Mabratu Waldo Aragay iyo […]

(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan gobolka Mudug oo madaxweynaha ka codsaday in uu soo dhiso gole wasiiro ah oo tayo leh

January 29, 2019 Boss 0

Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ayaa indhaha ku hayaan nooca ay noqon doonoto xukuumada cusub ee uu soo dhisi doono madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland […]

(Akhriso +Degayso ) Madaxweyne Deni maxaa u qabsoomay mudadii bisha ahayd ee uu xilika hayay ?

January 29, 2019 Boss 0

Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid C/laahi Deni ayaa mudadii bisha ahayd ee uu xilka hayay waxa uu qabtay wax badan oo ay shacabka Puntland uga […]

Baarlamaanka Puntland oo warbixin ka dhegaystay Guddiga doorashada Puntland

January 29, 2019 Boss 0

Guuddiga doorashada Puntland ayaa waxa ay Baarlamaanka uga warbixiyeen howlihii u qabsoomay guddiga mudadii ay shaqada hayeen . Xoghayaha guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka […]

(Dhegayso) Madaxweyne Laftagareen oo Garoowe kula kulmay shacabka ka soo jeeda Koonfur Galbeed

January 29, 2019 Boss 0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Lafta Gareen ayaa intii uusan ka amba bixin magaalada Garoowe waxa uu kulan la qaatay shacabka Koonfur Galbeed […]

(VIDEO) Ahmiyad intee le’eg ayaa ku jirta caleemo saarkii madaxda cusub ee Puntland

January 28, 2019 GR 0

Posts navigation

1 2 … 17 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,003)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com