latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: February 2019

Kulankii Madaxweyne Donald Trum iyo Kim Jong Un oo Natiijo la,aan ku soo dhamaaday

February 28, 2019 Boss 0

Madaxweyne yaasha mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa ku kala tagay shirkii uga socday magaalada Hanoi ee dalka Vietnam . Kim Jong Un iyo Donald Trump ayaa sidookale baajiyay […]

(VIDEO) Haweenka gobolka Sool oo si Qiiraysan uga hadlay dilkii iyo kufsigii lagula kacay Caasho Ilyaas

February 28, 2019 Boss 0

(Dhegayso) AMISOM oo 10 sano kadib isaga baxday kuliyada Jaale Siyaad ee magaalada Muqdisho

February 28, 2019 Boss 0

Ciidamada Amisom ee Soomaaliya ujooga Nabad ilaalinta ayaa maanta guud ahaanba isaga baxay kuliyada Jaale Siyaad oo ay mudo 10 sano ah ay ku sugnaayeen. […]

(VIDEO) Bosaaso oo lagu qabtay dibad bax Nabadeed oo looga soo hor jeeday dilkii iyo Kufsigii loogaystay Caasho Ilyaas

February 28, 2019 Boss 0

 

(Dhegayso) Wasiirkada Duulista hawada ee Puntland oo kormeer ku tagay garoonka diyaaradaha ee Bosaaso

February 28, 2019 Boss 0

Wasiirka cusub ee wasaarada duuliska iyo hawada ee dowladda Puntland mudane Ilyaas Cismaan ayaa waxa uu kormeer shaqo uu ku tagay garoonka diyaaradaha ee magaalada […]

(Dhegayso) Shir looga hadlaayay horumarinta Caafimaadka Puntland oo Garoowe lagu qabtay

February 28, 2019 Boss 0

Shir looga hadlaayay xoojinta adeegyada caafimaadka ee la siiyo Caruurta ku dhalata Isbitaalada ku yaala gobolada Puntland . Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas,uuliyiinta […]

(Dhegayso) Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay in Shabaab iyo Daacish uu Puntland ka cirib tiridoono

February 28, 2019 Boss 0

Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdisamad Galan ayaa sheegay in inta uu xilka hayo Puntland uu ka cirib tiri doono Argagixisada Daacish iyo Al-shabaab oo ganacsatada […]

Taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland iyo ciidamo uu horkacayo oo gaaray Gaalkacyo

February 28, 2019 GR 0

Ciidamo aad uhubeysan oo loogu talagalay sugida Amniga magaalada Gaalkacyo ayaa saakay tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Taliyaha Daraawiishta Puntland Cabdishukri iyo Taliye […]

BREAKING NEWS :Xidhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland oo shil gaari ku dhintay

February 27, 2019 Boss 0

Allaha unaxariistee waxaa caawa shil gaari ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Mire Faarax oo katirsanaa Baarlamaanka Puntland. Xildhibaanka waxa uu shilkan ku galay deegaan 15kmtr ujira […]

(Dhegayso) Madaxweyne Deni oo maanta kormeer kutagay qaar kamid ah xarumaha dowladda

February 27, 2019 Boss 0

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta waxa uu kormeer shaqo uu ku tagay qaar kamid ah xarumaha dowladda. Madaxweynaha ayaa goobihii uu kormeeray […]

(SAWIRRO) Wasiirka cadaalada dowladda Puntland oo la kulmay saraakiil sare oo ka socday UINSOM

February 27, 2019 GR 0

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Arrinmaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dowladda Puntland, Cawil Shiikh Xaamid Maxamed, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guy Griffin Madax ugu Saraysa UNSOM ee Puntland. […]

(VIDEO) Wareysi maxkamada sare Puntland oo ka hadashay kiiskii kufsiga iyo dilka Caa’isha Ilyaas kuna dhawaaqday xukunka ay wajahayaan dambiilayaasha

February 27, 2019 GR 0

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamada sare Puntland, Maxamed Xareed Faarax, ayaa warsidaha Puntlandi uga wraamay kiiska kufsiga iyo dilka Caaisha Ilyaas Aadan iyo go’aanka maxamada […]

(Dhegayso) Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Garoowe kula kulmay Hay,adaha Puntland ka taageera mashaariicda horumarineed ee degmooyinka

February 27, 2019 Boss 0

Madaxweyne kuxigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa maanta magaada Garoowe ee caasimada dowaldda Puntland waxa uu kula kulmay Hay,adaha Puntland ka taageera mashruuca horumarinta […]

(Dhegayso) Baarlamaanka Puntland oo sheegay in ay dabagal ku samayn doonaan kiiskii kufsiga iyo dilka isugujiray ee loogaystay Caasha Ilyaas

February 27, 2019 Boss 0

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxa ay si kulul uga hadleen fakii kufsiga iyo dilka isugujiray […]

(VIDEO) Maamulka degmada Garowe oo maanta gubay Baco dowladdu mamnuucday

February 27, 2019 GR 0

(Warbixin+VIDEO) Ardayda wax ka barta Garowe oo dalbaday in cadaalada la horkeeno kuwii ka dambeeyay dilkii Caa’isha Ilyaas Aadan

February 26, 2019 GR 0

Baaq ku saasan tacadigii ka dhacay Gaalkacayo oo loo gaysatay Caa’isha ilyaas Aadan

February 26, 2019 GR 0

Hordhac Ururro ka tirsan Dallada Bulshada rayid ka ah ee PUNSAA ayaa maanta oo taariikhdu tahay 26/02/2019 shir isugu yimid xafiiska dalladda PUNSAA waxayna aad uga doodeen […]

Aqoonyahan Saalin Saciid,” Puntland waa inay ciqaabtooda ku qaadaa dambiilayaasha Kufsiga geysta

February 26, 2019 GR 0

Dad badan ayaa eedaha kufsiga soo badanaya dusha uga tuura odayada dhaqanka ee iyagu masalaxaadda aan joojin karin denbigan la dabataagan. Si haddii loo eego […]

DEG-DEG:- Maxkamada degmada Gaalkacyo oo soo saartay amar soo qabasho Darawal iyo gaarigiisa

February 26, 2019 GR 0

Go’aan kasoo baxay Maxkamada Darajada Koowaad ee magaalada Gaakacyo ayaa lagu amray ciidamada amnigu inay soo qabtaan gaariga noociisu uu yahay Marke II, aqoonsigiisuna yahay GG682 iyo […]

(SAWIRRO) Dab geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka kacay Burtinle

February 26, 2019 GR 0

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay qof kalena waa ku dhaawacmay kadib markii Dab xoogan uu ka kacay kaalin shidaal oo kutaalay degmada Burtinle […]

Posts navigation

1 2 … 9 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,003)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com