Warar aad ugu dhow Madaxtooyada Puntland ee Bosaso ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in hada ay diyaar yihiin Golaha cusub ee Wasiirada Puntland.
‘Madaxweyne Saciid Dani waa u diyaar Wasiiradiisii, wuxaa dhiman oo qura laba Wasiir kuwasoo lasoo dhameystirayo dhowaan’ Waxaa sidaas Puntlandi.com u sheegay Sargaal Madaxtooyada ka tirsan.
Axada ama Isniinta ayuu Madaxweynuhi ku dhawaaqi doonaa Olaha wasiirada sida ay tibaaxayso xogta aa heyno
Puntlandi.com
Bosaso