DAAWO-Madaxweyne Denni oo meel iska saaray Villa Somalia dhaqaale badana u balan qaaday garoomada Puntland.
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa galabta dhagax dhigay garoonka kubadda cagta Mira-awaare, Siciid Denni ayaana dhagax dhigga ka sheegay in xukuumaddiisu ay boqolaal […]