Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari G/S Xuseen Cali Maxamed oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in mudo 15 maalmood gudahood ay isku soo diiwaan galiyaan shaqaalaha u shaqeeya goobaha Ganacsi sida : Hotelada, Shirkadaha, Isgaarsiinta, Geerashada, Darawalada gaadiidka Safarka ah, iyo shirkadaha Barafka.
Dhegayso.