latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: December 2020

Prof.Faisal Rooble : - Raisal Wasaare ku xigeen Mahdi Guleed hadalkisii maanta ee Federaalku waa ” Awr Heeryadiisii Cunay”

December 30, 2020 Kassim 0

Waxaan hada dhagaystay RW Ku xigeenka Mahdi Guuleed oo Madasha #Garowe ku minjo xaabiyey federaalka kana shigay wax weli la isku haysto. Waxaad moodaa, isaga […]

Breaking News- Inta badan Mudharixiinta oo Axmed Madoobe siiyay balanqaad

December 30, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa kulano Siyaasadeed la yeeshay Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan Garowe, Kulamadaasoo ahaa kuwo Siyaasadeed. Sida ay Puntlandi.com ay xogta ku […]

Kulankii Madasha Heritage ee Garowe oo aan wali furmin Cilado farsamo awgeed

December 30, 2020 admin 0

Inkastoo Shirku uu furmi lahaa Shalay hadana dib ayuu u dhacay, saaka wali ma uusan furmin, walina waxaa lagu guda jiraa Xalinta Farsamada ee hortaagan […]

Shirka aan loo kala harin ee Siyaasada oo maanta ka furmaysa Garowr,

December 29, 2020 admin 0

Shirweyne looga Munaaqashoonayo Arimaha Federaalka iyo Doorashooyinka oo ay soo qaban qaabiyeen Mac’hadka Heritage Institute ayaa maanta ka furmaya Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kasoo […]

Daawo : - Musharax Madaxweyne Dahir Gelle oo Caawa Shaah la cabay Shacbiga Garoowe soona bandhigay muqaal cajiib ah

December 29, 2020 Kassim 0

Musharax Madaxweyne Dahir Maxamuud Gelle ayaa Caawa bartamaha magaalada Garoowe Shaah cabid iyo sheeko-ba la wadaagay qaar ka mid ah Dadweynaha ku nool caasimada Puntland […]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiiisa ku booqday Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Gelle .

Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh […]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash Si oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Musharax Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane […]

Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga ay ka degen yihiin ee Garoowe ku soo booqday Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyr iyo Shariif Xasan

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa booqday Ra’iisal Wasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre […]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday M/weyne Xasan Sheekh

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020 : Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane […]

Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday M/weynaha Galmudug Axmed Qoor qoor

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor.

Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee DFS Mudane Cabdi Xaashi […]

Madaxweyne Siciid Deni oo Caawa guriga uu ka degen yahay Garoowe ku soo booqday Raisal Wasaare ku-xigeen Mahdi Guuleed

December 29, 2020 Kassim 0

Garoowe : 28 December 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa hoygiiisa ku booqday Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeenka DFS Mudane Mahdi Maxamed Guulleed.

Madaxweyne Deni oo Salaan ugu tagay Sayid Axmed Madoobe

December 28, 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo caawa fiidkii soo booqdey qaar kamida Martida ku sugan Garowe ayaa wuxuu booqdey Madaxweynaha Puntland oo degan meel aan ka fogayn […]

Madaxweyne Deni oo la kulmay Shariif Xasan iyo Kheyre

December 28, 2020 admin 0

Madaxweynaha Martida looyahay ee Puntland ayaa kulamo salaan ah ku kala bixiyey Goobaha la dejiyey Masuuliyiinta ku sugan Garowe. Wuxuu Madaxweynuhu la kulmay Xasan Cali […]

Daawo Cayaaryahan Saqraawi : - Anigu Degmada Hodan ee Xamar baan u ciyaarayey oo Galmudug ka soo raacay, waana been in xulka Puntland layga reebay

December 28, 2020 admin 0

Ciyaaryahanka Maxamed Maxamuud Saqraawi ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Inuu u ciyaaro kooxdiisa Xulka Galmudug, wuxuu sheegay in isagoo u Ciyaaraya kooxda Kubada Cagta […]

Breaking News—Sawiro— Ciyaaryooydii Koonfur Galbeed oo la weeraray

December 28, 2020 admin 0

Ciyaartooyada Kubada Cagta Koonfur Galbeed ayaa xiligii Ciyaartu dhamaatayniyagoo u socda hoobtay deganaayeen ayaa la weeraray, ugu yaraan 5 Ciyaartooy iyo Dad kale oo la […]

Sadex Qof oo lagu dilay Waabari ee Magaalada Muqdisho

December 28, 2020 admin 0

Rag hubeysan ayaa Rasaas ooda uga qaadey goob Dad dhowr ah ku sugnaayeen , Waxaana isla goobtii ku naf baxay Sadex Qof halka Qof kale […]

Madaxweyne Axmed Madoobe oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garowe

December 28, 2020 admin 0

Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Karaash ayaa uga hortagay Gagida Diyaaradaha Wafdigii Madaxweyne Axmed Madoobe. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka mahad celiyey […]

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garowe u duulaya

December 28, 2020 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa laguwadaa inuu maanta u duulo Magaalada Garowe oo uu ku biiro Masuuliyiinta ku sugan halkaas. Magaalada Garowe waxaa iyana ka […]

Posts navigation

1 2 … 5 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,003)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com