latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Month: February 2021

Abaaro sababay Biyo la’aan ayaa ka taagan Gobolka Gedo

February 27, 2021 admin 0

Xili ay Jubbaland iyo Villa Soomaaliya ay ku loolamayaan Kharashaad badana ay ku bixinayaan Cida hogaaminta Siyaasadeed iyo saameynta ku yeelanaysa Gobolka ayaa waxaa hada […]

Madaxweyne Deni oo la dardaarmay Wariyayaasha Puntland

February 27, 2021 admin 0

Shirweynaha Ururka Saxaafada Puntland MAP ayaa waxaa khudbad ka jeediyay Madaxweynaha. Fowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweynaha ayaa suxufiyiinta la dardaarmay uguna Caqli celiyey in […]

The Washington Post : - Somalia’s politicians strike a last-minute deal, but fears of conflict remain high

February 26, 2021 Kassim 0

By Max Bearak Feb. 26, 2021 at 11:44 a.m. EST NAIROBI — In a late-night meeting Thursday, Somalia’s prime minister persuaded opposition leaders to postpone their […]

Breaking News—Fahad Yaasiin oo laga qaadayo NISA, iyo Saraakiil kale oo xilalka laga qadayo

February 26, 2021 admin 0

Warar lagu kalsoon yahay oo Puntlandi.com hayaan, waxaa xilalka laga qaadayaa Taliyayaal Ciidan oo uu ugu horeeyo Fahad Yaasiin oo ah Taliyaha Mabadsugida NISA. Xogtu […]

Puntland iyo Jubbaland oo soo dhaweyey Heshiiskii shalay, Madaxweynihii horena ugu baaqay inuu

February 26, 2021 admin 0

Shalay waxay Mucaaradku ay heshiis la galeen Raysal wasaaraha KMG , Hrdhiidkaasoo fure u ah waxayaabihii ay tabanayeen Mucaaradka, Puntland iyo Jubbaland. Hadaba Dhankooda waxaa […]

UN Security Council should not empower Mohamed Farmajo, former President of Somalia

February 26, 2021 Kassim 0

By Dr. Mohamud UlusoThursday, February 25, 2021 The political and security situation of Somalia is ominous after former president Mohamed Abdullahi “Farmajo”, whose mandate ended 15 […]

Xukuumadu waxay qirtay inay Dambi galeen 19.2.2021, Iyo in la baaro cida Amarka bixisay

February 25, 2021 admin 0

Heshiiskii caawa ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho wuxuu ku yimid kadib markii uu Raysal wasaaraha KMG uu aqbalay inay qiranayaan Falkii ay geysteen Jamcadii 19febaraayo, […]

Masawirka Maanta “ Digniintii Deni meel dheer Bay gaartay, Dalkana waa la badbaadin “

February 25, 2021 admin 0

Mucaaradka oo ilkaha kasiibay Villa Soomaaliya, kagana yeersiiyay Xaal baan ka bixinay wixii dhacay jamcadii

February 25, 2021 admin 0

Xukuumada KMG ee Soomaaliya waxay garawsatay inay khalad ahayd wixii dhacay 19/2, Islamarkaasna ay ka xaalmarinayaan Musharixiinta, una tacsiyaynayaan Shacabkii ku waxyeeloobay. Isla markaasna waxaa […]

Qoorqoor, Rooble iyo Mudharixiinta oo Qodobo ku heshiiyay

February 25, 2021 admin 0

Kulankii caawa ugusoo gabagaboobay Musharixiinta iyo Qoorqoor iyo Rooble ayaa kusoo dhamaadey is afgarad hordhac ah. Qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ah in Mudaharaadkii labaajiyo, […]

Breaking News— Shirkii Mucaaradka iyo Raysal wasaaraha oo Qodobo kasoo baxeen, Mudaharaadku Beri oo baaqday

February 25, 2021 admin 0

Kulankii maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku dhexmaray Mucaaradka iyo Xukuumada KMG ayaa waxaa kasoo baxay Qodobo heshiis lagu gaaray. Wadahadal dheer iyo gorgortan Waxay Mucaaradku […]

Xasan Cali Kheyre oo diiday ka qaybgalka Shirka u socda Siyaasiyiinta Beesha Hawiye

February 25, 2021 admin 0

Qoorqoor, Rooble, Mahad Salaad, Cc, Shariif, Geele, Xasan Sheikh iyo Cabdi qaybdiid ayaa shir uga socdaa Garoonka Diyaaradaha meel u dhow. Sida Puntlandi.com Xogta ku […]

No Image

Kulankii Mudharixiinta iyo Raysal wasaare Rioble oo socda

February 25, 2021 admin 0

Waxaa Wadahadal u socdaa Midowga amusharixiinta Iyo Raysal waaaare Rooble kulankaasoo looga xaajoonayo Arimo dhowra. wixii kasoo baxa kala soco Puntlanfi.com

Beesha Caalamka garowsaday in Madaxweyne Farmaajo uu la siman yahay Musharixiinta

February 25, 2021 admin 0

Beesha Caalamka ee kukala dhex jira Saamilayda Siyaasada ayaa tan iyo dhalay u muuqda inay garowsadeen in Madaxweyne Farmaajo uu Wakhtigiisii dhamaadey, waxayna bilaabeen inay […]

Qoraal ay Mucaaradku u direen Beesha Caalamka “ Farmaajo Xilka halaga qaado”

February 25, 2021 admin 0

Qoraal ay Mudharixiinta Madaxweynaha ay u direen Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya ayay ku dalbadeen dhowr qodob. Qodobada waxaa kamida In Xilka laga qaado […]

Wasiirka Qorsheynta Puntland oo cadeeyay in DF ay sheegatay Mashruuc aysan waxba kala socon

February 24, 2021 admin 0

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Cabdulqaadir Xaange ayaa sheegay in Wasaarada Qorsheynta ee Dowlada Federaalku ay ka been sheegtay ayna Been tahay inay wax […]

Hindiya oo Ku deeqdey 72 Bas, Ma Soomaaliya loogu deeqay mise…

February 24, 2021 admin 0

Deeqaha Caalamku uu siiyo Soomaaliya wali si Xaq ah looma qaybiyo waxaana Masuuliyad iska leh Wasaarada ay markaas Deeqda soo gaarto, waana Cadaalad xumada ugu […]

Somalia May Not Survive State Department’s Support for Rigged Elections

February 24, 2021 Kassim 0

GAROWE, SOMALIA—Garowe, the capital of Somalia’s Puntland state, defies the popular image of Somalia. Shiny glass office buildings arise from the arid Nugaal valley and […]

Breaking News— Puntland oo sheegay in la badalo Taliyayaasha Ciidamada Dowlada Federaalka, Gudina loo saaro Dhacdadii 19 Feb.

February 23, 2021 admin 0

Qoraal dheer oo Dowlada Puntaland ay uga hadlayeen udiyaargarawga Doorashada iyo meesha Puntland ka taagantahay ayaa lagu xusay in si deg deg ah loo badalo […]

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

February 23, 2021 admin 0

Madaxweynaha Fowlada Puntland Saciid Cabdillaahi Deni ayaa dhambaal tacsiya u diray Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Reer Hiiraan Geeridii ku timid Alla ha u naxariistee […]

Posts navigation

1 2 … 9 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (4,003)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Player Embed
  • Privacy Policy
  • Qoraal ,Puntland “ Wax aan ahayn Heshiiskii 17 Sebtembar lama aqbalayo
  • Search Videos
  • User Videos
  • Video Category
  • Video Tag
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com