|

Madaxweynayaasha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ka furmi doono Baydhabo



Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah uga furmi doonaa Baydhabo kulankasoo uu Shir gudoomin doono Madaxweynaha Madaxweynayaasha Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Kulanka ajandayaashiisa waxaa kamid ah Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya oo waayadaan dambe soo xumaanaysay iyo Xiriirka Caalamka iyo Soomaaliya.

Madaxweynaha Mattias loo yahay Sharif Xasan Aaden ayaa lagu wadas inuu khudbadii furitsanka ka jeediyo kulanks.

Wararka Kulanka kala soco Puntlandi.com

Comments are closed