|

(Dhegayso) Madaxweyne Farmaajo oo qiray in siyaasadooda arrimaha dibada culays badan ka taagan yahay.

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta qiray inuu culays badan oo siyaasadeed kasoo wajaheen siyaasada arrimaha dibada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa wasiirkiisa arrimaha dibada faray inuu la yimaado siyaasad cad oo ay kula tacaamulaan siyaasada dibada gaar ahaan arrimaha khaliijka oo ay dowladdiisu ku bariiqatay.

Inkastoo madaxweyne Farmaajo uu sheegay culays ka haysta arrimaha dibada, hadana wuxuu iska fogeeyay Soomaaliya in wax loo yeeriyo ama aysan u madax bannaanayn inay si madax bannaan uga falceliso arrimaha caalamka ka taagan.

Halkaan ka dhegayso.

      Z0000069 - My Recording

Puntlandi.com

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login