Daawo War Saxaafadeed : - Aqalka Sare ee Dawlada Federalka Somaaliyeed oo ka digtay Faragalinta lagu hayo Doorshada Madaxtinimo ee Maamul Goboleedka Konfur Galbeed

Shir uu maanta isgu yimid gudiga joogtada ah Aqalka Sare ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed ayaa laga soo saaray war saxaafadeed looga soo horjeedo faragelinta lagu hayo doorashada Madaxtinimo ee Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Konfur Galbeed.
Halkan ka akhriso War Saxaafadeedka Aqalka Sare :

Halkan ka daawo warsaxaafadeedka Aqalka Sare