|

(VIDEO) Taliyaha ciidanka badda Puntland oo ka warbixiyay dagaaladii Argigixisada lagu jabiyay ee ka dhacay Calmadow.

Taliyaha Ciidamada PMPF oo shir Jaraa’id ku qabtay Bosaso wuxuu faahfaahin la bixiyay Weerarkii argigixisada Alshabaab ku soo qaadeen saldhigii Ciidamada ee Bali-khadar. Wuxuu sheegay inay ku jabiyeen Alshabaab dagaalkaasi.

Wuxuu sheegay in ciidamada PMPF iyo PSF oo iskaashanaya ay weerar ku qaadeen maalintii shalay’ ayna dileen 54 Alshabaab ah.

You must be logged in to post a comment Login