|

(Dhagayso) Shacabka Bosaaso Oo Soo dhaweyay deeqdii Caalamka uu siinjiray Somaaliland Oo laga jar

Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaaso ayaa soo dhaweeyay Go,aankii dowladda Soomaaliya ay uga mamnuucday Deeqihii Caalamka ay sida qaaska ah ay u siin jireen Maamulka Soomaali diidka ah ee la magac baxay Soomaaliland.

Dadweynaha ayaa sheegay in Soomaaliland ay lamid tahay maamuladakale ee ka jira dalka Dowladdana ay xaq uleedahay arintaasi maadaama ay isku arkaan maamul ka go,ay Somaaliya inteeda kale.

Halkan ka dhagayso .

      shacabka Bosaaso

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login