|

Breaking- Jarmalka oo markii u horaysay laga reebay Ciyaaraha Aduunka

Kooxda Kubada cagta ee Qaranka Jarmalka oo caan ku ahaa iney soo gaaraan wareegyada ugu dambeeya Ciyaaraha Koobka kubada cagta Aduunka ayaa sanadkaan waxay la kulmeen guul daro wareegii ugu horeeyeyba,

Wareega kowaad ee Kooxaysiga ayaa Jarmalkuwaxay isku jiirooni noqdeen Maxico , Sweden iyo Kuuriyada Koonfureed.

Ciyaartii u dambeysay ee maanta uu Jarmalku la ciyaaray Koonfirta Kuuriyada Koonfureed ayaa laga rabay iney badiyaan si ay usii joogaan Ciyaaraha Aduinka ee sanadkaan ka socda Ruushka.

Nasiib daro Jarmalka way u suura gali waydey iney gool ka dhaliyaan Kuuriya nasiib daradii ugu wayneydsa waxa Jarmalka haleeshay daqiiqadihii u dambeeyey kadib markii Kuuriya ay laba gool oo isku xiga dhalisay, waxayna Kuuriya ceel dheer ku riday Riyadii Jarmalka waxayna wax ka badaleen Taariilhdii Kooxda Lubada Cagta Jarmalka ,Jarmalkuna wuxuu ka haray Koobka Aduunks Markii u horaysay taariikhda Cyaarraha Aduunka.

Punrlandi

Comments are closed