|

Madaxweyne Farmaajo “Anagaa wakiil ka sh Soomaaliland”

Todobaadka soo socda waxaa ka furmaya Magaalada Bruxelles ee xarunta Modowga Yurub Shir looga hadlayo Arimaha Soomaaliya, Shirka waxaa sidii caadada ahayd lagu casumay Dowlada Federaalka iyo Dowlad Gobomeedyadaba. Kuwasoo ay Midowga Yurub midba goonidiisa ugu dirtay casumaada.

Madweynaha Dpwlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mar wax laga waydiiyey Maamulka Doomaaliland oo badanas ka maqnaada Shirarka Soomaaliya wuxuu ku jawaabay “” Ninkiii Shirka ka maqan anagaa matalayna oo meesha u joogna”.

Shirka Brexelles waa lagu casumay Soonaaliland laakiin waxay sheegeen in Shirka uusan iyaga qusayn.

Madaxweynaha Dowlada Puntland waxaa lagu wadaa inuu habeyn ka isniinta uu iman doono Bruxelles.

Puntlandi.com
Bruxelles

Comments are closed