|

Shirka Soomaaliya ee Bruselles oo maants furmay, Muxuu yahay shirku

Dowlada Sweden ayaa soo qaban qaabisay shirka waxaana kharashka ku baxaya bixinaya Midowga Yurub.

Shirkaan loo qabtay Soomaalida ayaa lagu casumay dhamaan hogaamiyaasha Dowlad Gobomeedyada iyo Madaxweynaha Soomaaliya, ujeedka shirkunawas sidii indhaha Beesha Caalamka loogusoo jeedin lahaa Soomaaliya si taageero loogu helo kor uqaadida Amaanka Soomaaliya iyo dhinaca horumarinta.

Dowladaha Caalamka ee lagu casumay shirka ayaa wafdiyada ay soo dorsadeen ay yiviin kuwo heer Wasiir ah.

Wasoirka Arimaha Dibada Sweden Margot Wallström iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka daadahaynaya.

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo isla markaasna ah Madaxweynaha Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa khudbad ka jeedon doona.

Shirku ma ahan mid Soomaalida loogu garnaqayo loogamana hadlayo wax xurguf ah.

Kala soco Puntlandi wararka rasmiga ah ee shirka.

Comments are closed