|

Shirka Somalia ee Brussels oo si rasmi ah u socada

Saacadu marka tahay 3.00,(15.00) Saacad bartamaha Yurub beri oo talaado ah waxaan isku dayaynaaa inaan si toosa idiinkusoo tabino Shirka Brussels uga bilowday Soomaaliya. Shirka waxaan soo qaban qaabiyey Dowlada Sweden,waxaan kasoo qayb galay wasiiro aroma dibadeed ee Wadamada daneeya Soomaaliya.

Ujeedka shirku waa in Soomaaliya dib loogussoo jeediyo indhaha CaalamKa oo waayadaan dame KU mashquulay arimo kale. Waxaan moodaa in waayadaan dame CaalamKu uu KU mashquulay arimo kale oo ay Soomaaliya iska ilaaween.

Dowlada Sweden oo waayadaan dame sigaara u daneynaysa Soomaaliya ayaa isku dayaysa in CaalamKu uu Soomaaliya gacan qabto.

Wasiirada Arimaha Dibada Sweden Margot Wallström ayaa Shirka furtay, Waxaan la daaadihinaya Madaxweyne Farmaajo iyo Federica MOGHERINI oo Midowga Yurub ka socda.

Dhowaan naga filo muuqaal toos ah

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login