|

Madaxweyne Farmaajo iyo Wasiirada Arimaha Dibada Sweden oo goordhow shir jaraa’id wada qabanaya

Shirkii looga hadlayay Arimaha Soomaaliya ee ka socda Bruselles ayaa maalintii labaad galay iyadoo isla maanta lasoo afmeerayo shirka.

Goor dhow waxaa shir jaraa’id wada qabanaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Federica MOGHERINI oo ka tirsan Xafiiska Arimaha Afrika ee EU iyo Margot WALLSTRÖM wasiirka arimaha dibada Sweden.

Puntlandi.com kala soco shirka jaraa’id oo toos ah, waxaan isku dayaynaa inaan LIVE idinkusoo tabino 15.00 sacada Brusselles.

Puntlandi.com
Bruselles

Comments are closed