|

Duulimaadyadii Casmara iyo Adis ababa oo la isu furay

Labaatan sano kadib waxaa maanta dib loo bilaabayaa Duulimaadyadii Itoobiyo iyo Elitrea tasoo qayb ka ah Heshiiska ay labada Dal wada gaareen.

Shirkada Diyaaradaha Itoobian Airline ayaa markii u horaysay mudo labaatan sano ah waxay ka degaysaa Magaalada Casmara.

Diyaarada ugu horaysa waxaa raacaya Ganacsato iyo Siyaasiyiin si xiriirka cusub ee labada Dal uu deg deg ugu hirgalo.

Puntlandi.com
Adis Ababa

Comments are closed