Waxaa goordhow soo dhamaatay Wareega 2-aad ee tirinta Codadka musharxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowladda Puntland, oo ay ku tartamyeen saddex musharax.
Wareega 2aad waxaa ku haray musharax Faarac Cali, waxaana wareega saddexaad ugudbay Siciid Deni iyo Asad Diyaano. waxaana haray Faaarax Cali Shire.
Wareegaan, ayaa lagu kala bixidoona cod dheeri, waxaana musharixii cod bata uu ku guulaysandoonaa xilka madaxweynaha dowladda Puntland ee shanta sano soo socota.
Codadka murashixiinta
Asad 30 cod
Deni 29 cod
Faarax Cali Shire 7 cod. balse wuu haray.