|

Dowladda Puntland oo si adag ubeenisay war kasoo yeeray maamulka Hargeysa.

Dowladda Puntland ayaa sheegtay inaysan jirin habo yaraatee wax ciidamo ah oo kasoo goostay islamarkaana ku biiray maamulka Hargeysa, kadib markii shalay maamulkaasi uu soo bandhigay ciidamo uu sheegay inay kasoo goosteen Puntland.

Shir jaraa’id oo qabteen guddiga difaaca Puntland ayaa lagu sheegay raggii ciidanka lagu sheegay ee Somaliland soo bandhigay inay ahaayeen qaadwalaal aan waligoodna ciidanka Puntland soo galin.

Goor dhow faahfaahin warkaan la socda.

You must be logged in to post a comment Login