|

(Dhegayso ):- Booliska gobolka Bari oo qaati ka taagan dhalinyarada Mobilada Furata

Taliyaha qaybata Booliska gobolka Bari C/xakiin Yuusuf Xuseen yaa shegay in Dhalinyarada Mobilada furata xiliyada habeenkiya ciidamada Booliska  ay ka Mashquuliyeen howlihii kale ee amniga ,sida ladagalnaka Argagixisada ku Dhuumaalaysanaysa  xaafadaha magaalada Bosaaso .

Taliyaha ayaa waxa uu sheegay in dhalinyarada falalkan ku kacda ay yihiin kuwa ay Dhaleen Ganacsatada ,Madaxda dowladda iyo wax garadka gobolka .

Waxa uu shegay taliye C/xakiin in ciidamada amniga ay talaabo ka qaadi doonaan Dhalinyardaasi ,loona dhaa dhicin doono xabsiyada kale ee  ku yaala gobolada Puntland .

Halkan ka dhegayso.

      Taliye qaybta

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login