|

(Dhegayso) + Sawirro : Beesha Ogeyslabe oo 130 kun oo doolar ku wareejisay Gudiga dhismaha wadada Ceel-Dhaari iyo Ceeri Gaabo

Beesha Ogeyslabe oo kamid ah Beelaha degan Puntland ,ayaa Gudiga dhismaha Wadada Ceel-Dhaari iyo Ceerigaabo ku wareejiyay lacag dhan cadadkeeda 130 kun o doolar .

Beesha ayaa sheegtay in lacagtan ay qayb ka tahay qaaraan ururuurinta loogu jiro dhamaystirka wadadan.

Munaasibadii lagu wareejinayay deeqdan lacageed ayaa waxa ay ka dhacday Degmada Bardhan ee gobolka Sanaag , waxaana ka soo qayb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Salaadiinta dhaqanka ee Puntlnd oo uu ugu horeeyo Suldaan Siciid Suldaan C/salaan.

Halkan ka dhegayso.

      Sul-daanka iyo martidii kahadshay Xaflada

Sawirro.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login