|

(Dhegyaso) Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland “Jeegaanta waxa ay caadeesatay isku diraka Beelaha Gobolka Sool

Gudoomiyaha gobolka Sool Abukar C/raxmaan Gelle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa  maamulka jeegaanta ee looga taliyo magaalada Hargaisa ,waxa uu ku eedeyay isku dirka Beelaha walaalaha ah ee wada dagan gobolka Sool.

Waxa uu sheegay in dagaal beeleedyada soo noq noqda ee inta badan ka dhaca gobolka ay mas,uul ka yihiin maamulka Hargaisa.

Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in uu hogaaminayo Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Jeegaanta .

Halkan ka dhegayso.

      Gudoomiyaha gobolka Sool

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login