|

(Daawo Muuqaal)Madaxweynaha Puntland oo khudbad u jeediyey ardayda u fariisatay Imtixaanka Shahaadiga Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maantay daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Puntland.

Sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ayaa waxaa u fariistay 15000 oo arday dhamaan deegaanada Puntland sida ay sheegtay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyeen madaxda wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa khudbad waano iyo hambalyo isugu jirta u jeediyey ardaydii Imtixaanka u fariisatay.

Madaxweyne puntland cabdiwali cali gaas ayaa arday u fariisan imtaaxnka waxuu kala dardamay in ayaa sii wada waxbarashada oo aysan halke uga harin.

Halkaan Daawo Muqaalka.

Puntlandi.com

You must be logged in to post a comment Login