|

(Dhegayso) Qalbi -Dhagax oo Garoowe kula kulmay Jaaliyada ka soo jeeda dowladd deegaanka Itoobiya

C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo kamid ah saraakiisha Ururka ONLF ,kuna sugan magaalada  Garoowe ee caasimada Puntland ,ayaa waxa uu kulan la qaatay  Jaaliyada Soomalaiyeed ee ka soo jeeda dowladd deegaanka Itoobiya .

kulanka ayaa ku saabsanaa is xog waraysi xaalada Jaaliyada iyo sidii looga qayb qaadan lahaa horumarka iyo isbadalka siyaasadeed ee dalka Itoobiya ka dhacay.

Qalbi Dhagax oo munaasibada ka hadlaya ayaa sheegay in Ururuku uu ku guulaystay hadaf kii uu kalaha dagaalkii lala galay Itoobiya .

Halkan ka dhegayso.

      Qalbi dhegax Garoowe

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

You must be logged in to post a comment Login