latest news-Breaking Somali and International News-Headlines

  • Home
  • About
  • Contact

Articles by admin

Madaxda Maamul Goboleedyada oo beri oo Jamce ah is horfariisanaya

March 25, 2021 admin 0

Wararka ay Warbaahinta Puntlandi.com helayaan waxaa beri oo Jamce ah kulmi doona Madaxda Maamul Goboleedyada, Kulankasoo ka dhicindoona Xalane. Kulanka waxaa soo qaban qaabilay Beesha […]

Daawo Sawirada Puntland oo Ciidamo si gaara loogusoo tababaray, Emaraatka oo looga mahadceliyay

March 25, 2021 admin 0

Duleedka Boosaso waxaa maanta tababar ugusoo dhamaadey Ciidan sigaara loogu tababaray Puntland oo ay tababarka ka dambeeyeen Dowlada aan walaalaha nahay ee Emaraatka Carabta. Ciidamadaan […]

Wasiir Dube eedeyntiisii Beesha Caalamka, Waxaa xigay weerar Madaafiic ah oo maanta lagu qaadey Xalane

March 25, 2021 admin 0

Wasiir Dube wuxuu shalay weerar afka ah ku qaadey Beesha Caalamka ee daneeya Arimaha Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyay iney faraha kula jiraan Siyaasada Arimaha Gudaha. […]

Shirkii Beesh Caalamku ay wadeen oo dib u dhacay

March 25, 2021 admin 0

Maanta oo khamiista 25/3,2021 waxaa lagu waday inuu furmo Shirkii Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ee ay qabanqaabadiisee wadeen Beesha Caalamku laakiin […]

Villa Soomaalia oo ka carootay Hadalkii kasoo baxay Safaarada Norway ee ahaa inay Xilka wareejiyaan, Qoraal

March 24, 2021 admin 0

Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegey iney ka xunyihiin isla markaasna rabaan Raaligalin buuxda in laga bixiyo Twitter ay Xalay oo talaado ahayd […]

Qarax lala beegsadey Bas, magaala xuduudeedka Mandheera

March 24, 2021 admin 0

Bileyska Kenya ayaa xaqiijiyay dhimashada Sadex Qof oo ahaa Rakaab saaran Gaari Bus ah oo Qarax la kacay wadada Arabia Road ee Magaalada Mandheera, ugu […]

Beesha Caalamka oo tan iyo shalay afka furatay, Qayladiina ka dhamaatay

March 24, 2021 admin 0

Soomaaliya waxay maanta Maraysaa in Beesha Caalamku ay Madaxa gacanta saaraan isla markaasna qayladii ka dhamaatay iyagoo arkaya wadada uu ku socdo gaariga ay ka […]

Cabdirshiid Janan oo dhankiisa Xaqiijiyay inuu ku biiray Villa Soomaaliya

March 24, 2021 admin 0

Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan ayaa markii u horaysay lagasoo xigtey inuu jiro Heshiis uu lagalay Xukuumada Farmaajo. Janan wuxuu sheegey inuu Heshiiska […]

Wareegto Xilka looga qaadey Cabdirshiid Janan oo kasoo Baxdey Jubbaland

March 24, 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa isagoo ku sigan Muqdisho wuxuu Xilkii ka xayuubiyay Wasiirkiisii Amniga Cabdirshiid Janan. Xilka qadistaan ayaa timid kadib markii la ogaadey in […]

Dowlada Norway oo Farmaajo ku Amartay inuu Xilka wareejiyo

March 24, 2021 admin 0

Qoraal kasoo baxay Safaarada Norway ayaa Madaxweyne Farmaajo ku wargalisay inuu si tartiib ah oo Amaan leh ku wareejiyo Xilka. Norway waxay tiri “ Xukuumada […]

Dhagayso Waare “ Wixii Madaxweyne Deni ka sheegay Farmaajo waa sax, Anaguna waan ogayn”

March 23, 2021 admin 0

Madaxweynihii hore ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare oo Waraysi bixiyay ayaa ka digay Khilaafka ka dhex Aloosan Madaxda Soomaaliya inuu sababi karo Dalka oo dib […]

Maxaa ka jira in Madasha Badbaado Qaran ay Warbixin dacwo ah u direen Talyaaniga iyo Turkiga

March 23, 2021 admin 0

Sida ay Warbaahinta Puntlandi.com ay Xog ku heleen, Madasha Badbaadi Qaran ayaa warqadi dacwo ah u diray Dalalka Talyaaniga iyo Turkiga waxayna muujiyeen Walaaca ay […]

Sawiro Imaatinka Wasiirka Gaashaandhiga Talyaaniga “Talyaaniga oo ku hanjabay inay hakad galinayaan Mushaarka Ciidamada DF “

March 23, 2021 admin 0

Imaatinka Wasiirka Gaashaandhiga Talyaanigu Guerrini Lorenzo wuxuu xambaarsanaa dhambaal hanjabaad ah oo la xiriira Mushaarka ay siiyaan Ciidamada Dowlada Federaalka. Talyaaniga waxaa gaaray eedeyno ah […]

Daawo Sawiro Shirka Badbaado Qaran oo Muqdisho ka furmay, Gudoomiyaha oo ka hadlay

March 23, 2021 admin 0

Gudoomiyaha Madasha Badbaado Qaran Cabdi Xaashi oo shir jaraa’id Ku qabtay Xayndaabka Xalane ayaa ku celceliyey in Madashu ay Dalka ka badbaadinayso in uu wado […]

Aaden Aw-Xirsi “ Cabdirashiid Janan meelna uma dhaqaaqi karo hal tilaabo haddii uusan ka helin ogolaansho toos ah Sirdoonka Milatariga Kenya”

March 23, 2021 admin 0

Aaden Aw-Xirsi oo horay mar usoo noqdey Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga ee Jubbaland hadana ah mid kamida Raga Madaxweyne Farmaajo u Xil saartay Gobolka […]

Emaraatka Carabta oo Qalab Caafimaad soo gaarsiisay Puntland

March 23, 2021 admin 0

Dowlada Emaaraatka ee aan Walaalaha nahay ayaa Dowlada Puntland ku wareejinay Qalab Casfimaad oo lagu horumarinayo Isbitaalka Bosaso. Hay’ada Laanqayrta Cas ee Emaaraatka oo Qalabkaan […]

Qoorqoor oo salaan ugu tagay Madaxweyne Saciid Deni

March 23, 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug ayaa Xalay booqasho ugu tagay Madaxweynaha Puntland Kulankasoo ka dhacay Deegaanka Xalane oo hada Ho’y u ah Madaxweyne Deni. Ilo lagu kalsoon yahay […]

Ciidamada Lageeyay Gedo oo bilaabay ugaarsiga taageerayaasha Jubbaland

March 23, 2021 admin 0

Ciidamada ay Dowlada Federaalku ay dhawaan geeyeen Gobolka Gedo ayaa ilaa shalay waday Ugaarsiga Dadka taageersan Jubbaland oo ay u horeeyaan Nabadoonada iyo Guud ahaan […]

Faahfaahin tii u dambeysay QM iyo US oo wada dadaalo gabagabo ku dhow oo la iskusoo hor fariisinayo Deni, Farmaajo iyo Axmed Madoobe

March 22, 2021 admin 0

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay wuxuu maanta oo isniin ah bilaabay Dadaal dheeraada oo lagu badbaadinayo Shirkii uu isagu hormuudka ka ahaa ee uu […]

Kulan looga hadlayo Abaaraha Gobolka Gedo oo Qaramada Midoobay ay ku qabteen Kismaayo

March 22, 2021 admin 0

Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaaden ayaa ka qayb galay kulan balaaran oo maanta ka dhacay Hoolka shirarka Madaxtooyada Jubbaland, Kulankasoo ay ka qayb galeen […]

Posts navigation

« 1 2 3 … 94 »

Find Us

Facebook

Twitter

post@puntlandi.com

Categories

  • Faalooyin (22)
  • Fikradaha Akhristayaasha (5)
  • News (748)
  • Puntland Election 2019 (132)
  • Uncategorized (1)
  • Wararka (3,912)

About puntlandi.com

Puntlandi.com

About This Site

Find Us

Barnaamijyada

  • Faalooyin
  • Fikradaha Akhristayaasha
  • News
  • Puntland Election 2019
  • Uncategorized
  • Wararka

Contact Us and..

  • (SAWIRRO) Senator Maxamud Mashruuc oo Qado Sharaf u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil
  • About
  • Broadcast Live
  • Contact
  • Dhagayso BBC Somali
  • Dhagayso Voa Somali
  • Login
  • Privacy Policy
Idaacada ha Soomaaliga

Dhagayso VOA Somali

Dhagayso BBC Somali

Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes

error: la xiriir post@puntlandi.com