Articles by Boss
(VIDEO) Madaxweyne Deni oo kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Puntland.
Madaxweyne Deni oo kormeeray Xerada Ciidanka Daraawiishta Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo kulan kula qaatay Taliska ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad […]
(VIDEO) Duufaanta Monsoon oo Hindiya ku dhufatay iyo iskusocodka oo go,an
Roobab xoogan oo ka dhashay duufaanta Monsoon ayaa dad badan ku dishay wadanka Hindiya, waxaana sidoo kale go, ay dhaq dhaqaaqii gaadiidka ee magaalada Mumbai. […]
Lix kamid ah malayshiyaadka Argagixisada Al-shabaab iyo Daacish oo lagu dilay Gobolka Bari
Lixi ruuxoo katirsan malayshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab iyo Daacish ayaa kagu dilay duqeyn ka dhacday buuralayda Galgala ee gobolka Bari. Duqeyntan ayaa dhacaday shalay […]
Faah Faahin: Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay deegaanka Mareero ee gobolka Bari
Warar iskhilaafsan ayaa ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay deegaanka Mareero ee gobolka Bari. Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay inta laxaqiijiyay laba askari oo […]
Taliska qaybta Booliska gobolka Bari oo mudo 15 maalmood uqabtay in ay isku soo diiwaan galiyaan dadka ushaqeeya Shirkadaha iyo Hotellada
Taliyaha qaybta Booliska gobolka Bari G/S Xuseen Cali Maxamed oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in mudo 15 maalmood gudahood ay isku soo […]
(Dhegayso) Degmada Jariiban oo ay ka socoto dardar galinta Canshuuraha iyo maamulka oo ka hadlay caqabadaha haysta
Gudomiyaha golaha deegaanka degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud Muufo ayaa ka hadlay dhowr Caqabadood oo ka hor yimid intii ay ku guda jireen qaadista Canshuurta […]
(Dhegayso) Maamulka degmada Burtinle oo fariin udiray shacabka degmada
Maamuka cusub ee degmada Burtinle ayaa soo saaray amaro ku aadan fayadhowrka degmada, iyadoo shacabka loogu baaqay in Qashinka ay iska fogeeyaan. Dhanka kale waxaa […]
(Dhegayso) Amaanka Bosaaso oo aad oo adkeeyay iyo ciidamada oo wada Howlgalo
kadim markii laba habeen ka hor magaalada Bosaaso lagu diay laba askari oo ka tirsan ciidamada Booliska Puntand ayaa waxaa socda howlgalo amniga lagu xaqiijinayo. […]
(Dhegayso) Waraysi: Wasiirka maaliyada dowladda Puntland
Wasiirka maaliyada Puntand Xasan Shire Abgaal oo warasi gaar ah siiyay maanta Puntlandi.com ayaa waxa uu ka hadlay waxa ay daarantahay Cashuurta ay dul dhigeen […]