iyadoo maalmihii udambeyay magaalada Bosaaso ay ka dhacayeen dilal qorshaysan oo loogaysanayay ganacsatada iyo xubnaha dowladda ayaa arintaasi waxaa ka hadlay maamulka gobolka bari. Gudoomiyaha […]
Shir looga hadlaayay is dhexgalka Booliska iyo shacabka ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland . Ujeedka shirkan ayaa ahaa sidii ciidamada […]
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe waxa uu ka dhegax dhigay xarun lagu xanaaneeyo carurta agoonta ah ee ku nool gobolada Puntland . Xaruntan ayaa […]
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Madaxweynaha ayaa ka jawaabay hadalkii uu ku duray Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre . […]
Madaxweynha Puntland Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaahi. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo […]
Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019 Dr.Maxamad Salaad Cali Qoryooley ayaa maanta oo khamiis ah si aad u ballaaran loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga […]
Waxaa maanta Degmada Taleex ee gobolka Sool lagu soo afjaray colaad mudo 7 sano jirsatay oo udhexaysay laba beelood oo ood wadaag ahaa. Xalinta khilaafka […]
Musharax Asad Cismaan Cabdullaahi oo u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray xarunta dhaqanka Soomaaliyeed ee Qardho, halkaasi oo si […]
Puntland ayaa waxa ay ku jirtaa xili kala guur ah ,waxaana janaayo 2019 ay galaysaa doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa . Amaanka ayaa aad loo adkeeyay […]
Ciidamada Amniga ee dowladd deegaanka Itoobiya ayaa ku guulaystay in ay fashiliyaan qaraxyo la doonayay in lala beegsado goobaha ay dadka ku badan yihiin, sida […]
Garyaqaanka Guud ee dowladda Puntland mudane Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa qoraal uu soo saaray maanta wuxuu kaga hadlay khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha maamulka Puntland iyo […]
Musharax Madaxweyne Puntland 2019 mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay guddiyadii iskhilaafsanaa ee ay soo kala magacaabeen Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa . Cali Xaaji ayaa […]
Kooxda Al-shabaab ayaa maanta qaraxyo qorshaysan waxa ay ku dileen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Taliyihii Qeybta 12 Apriil […]
Beeralayda gobalka Bari ayaa ka hadlay baahiya ay xiligan qabaan ,maadama ay jiraan murrshaxiin isku soo taagaya qabashadda hogaanka Puntland 2019, taas oo ay uga […]
Qaar ka mid ah Nabadoonada Puntland ee gobolka Nugaal oo maanta shir,jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay ka hadleen khilaafka […]
Aqoonyahanada Beesha Amaanle ee gobolka Bari ayaa soo saaray Bayaan wada jir ah oo ay uga hadlayaan xubinta Baarlamaanka umatalaysa 2019 . Bayaalnka ayaa waxaa […]
Ciidamo ka tirsan Malayshiyaadka Muuse Bixi , ayaa la sheegay in deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool in ay ka qafaasheen Xaawo Cali Cismaan oo ahayd […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes
error: la xiriir post@puntlandi.com