DAAWO-Col. Caarre oo ka jawaabey wada hadalkii Muuse Biixi & jawaabtii Hargaysa.
Col. Cawil Siciid Jaamac Caarre oo muuqaal ka soo duubay buuraleeyda gobolka Sanaag ayaa waxa uu war ka soo saaray xaaladda gobolka Sanaag, dhex dhexaadintii […]
Col. Cawil Siciid Jaamac Caarre oo muuqaal ka soo duubay buuraleeyda gobolka Sanaag ayaa waxa uu war ka soo saaray xaaladda gobolka Sanaag, dhex dhexaadintii […]
Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka badda dowladda Puntland Faarax Maxamuud Cawaash oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey ajaaniin u dhalatay Thailand oo laga […]
Ciidamada Puntland oo kaashanaya sirdoonka iyo shacabka gobolka Sanaag ayaa ku guulaystey inay gacanta ku soo dhigaan rag katirsan Alshabaab oo ka soo ambabaxay dhanka […]
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa farriin u diray qaar kamid ah beelaha Puntland oo gobolada Mudug, Karkaar iyo Nugaal ka sheegay […]
Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha diinta dowladda Puntland Cawil Sheekh Xaamud oo caawa warbaahinta kula hadlay ayaa waxa uu ka warbixiyey munaasabadda ciidul Adxaa oo […]
Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadig ahaa ee Puntland gaar ahaan fasalada 8aad […]
Garowe (Puntlandi) Munaasabad lagu maamuusayo todobaadka Naas-nuujinta Adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Munaasabaddan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka ee Garowe, ayaa […]
Mac-hadka horumarinta cilmi baarista Soomaaliyeed ee SIDRA ayaa maanta magaalada Garowe ku qabtay kulan ku saabsanaa kaalinta ururada bulshadu ku leeyihiin yoolalka horumarineed ee Waara […]
Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa shubay lacag dhan 100,000 (boqol kun) oo dollarka Maraykanka ah isla markaana loogu talagay dhismaha garoonka kubadda cagta ee Mira-awaare Garoowe. […]
Mac’hadka horumarinta cilmi baarista ee SIDRA ayaa soo gabagabeeyay dood ku saabsanayd daraasad horu dhac ah oo ka hadlaysay waxabarashadu kaalinta ay ku leedahay soo […]
Kulan ay magaalada Laascaanood ku yeesheen waxgaradka iyo isimada beesha Ugaadh-yahan ayaa waxa ay kaga arrinsadeen aaya ka talinta gobolka Sool iyagoona shaaca ka qaaday […]
Dr Shire Xaaji Faarax Wasiirkii qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland xilligii Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi uu bixiyey faahfaahin kaga bixiyey qarax […]
Jabhad cusub oo lagaga dhawaaqay duleedka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa weerar ku qaaday badhasaabkii gobolka Togdheer, duqii magaalada Burco iyo massuuliyiin kale […]
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhooba daareed) ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray kal-fadhigii 44aad ee barlamaanka oo muddo ku dhow […]
Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Denni ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey dadkii ka qayb qaatay xuskii 1dii Agoos, waxaa kaalinta 1aad u galay degmooyinka Puntland […]
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash ayaa hanbalyo u diray Shacab waynaha Puntland xuska sanad guurada 21-aad 1-da Ogoosta ee Asaaskii Puntland […]
Copyright © 2021 | WordPress Theme by MH Themes